Wasaaradda Warfaafinta oo ka Hadashay Dab Kacay Istuudiyaha Idaacadda Radio Hargeysa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiwaaxid Cabdulqaadir Cabdiraxmaan, ayaa xaqiijiyey haba yaraatee in aannu wax khasaare ah...

Tiir Adag Oo Ka Baxay Fanka: Fanaankii Weynaa Ee Wigic & Waayihiisii Faneed Q....

0
Gelinkii dambe ee maalinnimadii Khamiiseed, taariikhduna ahayd 16/10/2014, waxaa magaalada Hargeysa ku xijaabtay isla markaana lagu aasay Fanaankii caanka ahaa Marxuum Cabdillaahi Axmed Xirsi...

Maxakamadda Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Xukunno Ku Riday Askartii Ku Eedaysnayd Dilkii Saraakiisha Qorilugud

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maxakamadda Ciidanka Qaranka ee Derajada 1-aad ee Gobolada galbeedka, ayaa Xukunno xadhig iyo dil iskugu jira ku riday Askari ku eedeysnaa...

Fadeexad : Wadadda Halbowlaha Ah ee Madaarka Hargeisa Tagta Oo Kabkabid Loogu Bedelay Kharashkii...

0
Dhamaan shacabka Somaliland ee horumarka iyo Nabada jecel Salam iyo bogaadinbaa hawadda u marinaya, waxaan ayaandarro ah in golihii deegaanka ee Hargeisa Loo doortey...

Maamulaha guud ee dugsiyada nuuradiin ayaa shahaadooyin gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka gashay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xaflada aad u balaadhan oo ay ka soo qayb galeen Maamulka, Macalimiinta,Waalidiinta iyo marti sharaf kale ayaa ka qabsoontay dugsiga Nuuradiin...

Jaamacadda ADMAS oo ku guulaysatay Derajada koowaad ee Qiimaynta Jaamacadaha gaarka ah ee dalka...

0
Addis Ababa, (HargeisaPress) — Jaamacadda ADMAS oo ay xarunteeda guud tahay magaalada Addis Ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya, isla markaana qayb labaad (Branch) ku...

Gudoomiyaha Madasha Wadatashiga Oo Ka Hadlay Qodobo Ay Muuse Biixi Ku Heshiiyeen Oo Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Madasha wadatashiga iyo toosinta Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Ayaan daro ku tilmaamay in Xuskii SNM ee Sahra Halgan...

Sahra Halgan Oo Xus Kooban U Samaysay Maalinta Shuhadada SNM iyo Xukuumadda oo Ciidan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mujaahidada ahna Fannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan iyo Mujaahidiin tiro badan ayaa maanta Xus kooban u sameeyay Maalinta Shuhadada SNM...

War Degdeg ah: Weriyayaal Goor dhoweyd Lagu Xidh-Xidhay Magaaladda Ceerigaabo

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) — Boliiska Ceerigaabo ayaa goor dhoweyd oo duhurnimadii ahayd waxay suuqa ka qabteen labada weriye oo kala ah Maxamed Yuusuf Bakayle iyo...

Akaademiyad Ciyaareed Oo Casri Ah Oo Laga Hirgeliyey Xaafadda Jigjiga Yar Ee Magaalada Hargeysa...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Akaademiyad cusub oo ka shaqayn doonta dhinaca horumarinta ciyaaraha oo soo kordhisay garoomo casri ah ayaa shalay xadhiga lagaga jaray caasimadda...