Gudida Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixiyay Goob Ay Ka Socotay Diiwaangalinta Magalada Laascaanood Oo Budhcad Hubaysani Xalay Jabsatay Iyo Qalabka Ay Qaateen

0
980
Gudoomiyaha Komishanka doorashooyinka

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudida komishanka doorashooyinka Somaliland oo saaka shir jaraa’id ku qabtay magaalada hargeysa ayaa faah-faahin ka bixiyay goob ay ka socotay diiwaangalinta codbixiyayaasha magaalada laascaanood oo xalay saqdii dhexe shufto hubaysani jabsatay,iyaga oona qaatay qalab meesha yaalay.

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here