Saraakiil Sirdoon oo sheegay in Bam lagu soo riday diyaaraddii Ruushka ee ku dhacday...

0
London, (HargeisaPress) —Warar sirdoon oo ayaa sheegaya in diyaaraddii uu Ruushku lahaa ee ku burburtay dalka Masar ee 224-kii ee saarnaa ay ku dhinteen...

Wasaaradda Shaqogalinta iyo Arrimaha Bulshada Oo Taakulo Loogu Deeqay dadka Duufaantu ku dhufatay Guddoomay,...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasaaradda Shaqo galinta iyo arrimaha bulshada ayaa maanta kulan la yeelatay hay’addaha ay wada shaqaynta leeyihiin, waxaana kulankaasi lagu falanqeeyey sidii...

Madaxweynaha Somaliland oo Tacsiyeeyay Qoys Ku Dhintay Guri Ku Dumay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) -Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Tacsi u diray Shacabka Somaliland iyo Ehelada ay ka Geeriyoodeen Qoys ku Dhintay Guri...

Xisbiga UCID oo Ka Digay Aqbalaada Guddiga Diiwaangelinta

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xisbiga mucaaradka ee UCID, ayaa Guddiga diiwaangelinta Ururada iyo Axsaabta Qaranka u gudbiyay Dukumeentiyo ay hore uga dalbadeen oo la...

Kalluunka Somaliland Oo Suuq Looga Raadinayo Itoobiya

0
Hargaysa (HP): Somaliland iyo dawladda federaalka Itoobiya ayaa ka wada hadlay sidii Kalluunka laga soo saarro Baddaha Somaliland suuq loogaga heli lahaa Itoobiya. Waxaanay dawladda...

Somaliland Oo Marti Gelinaysa Tartan Orodka ah Oo Caalamiya

0
Hargaysa (HP): Somaliland ayaa markii ugu horraysay marti gelinaysa tartan Orodka ah oo caalamiya oo ay ka qayb gelayaan 11 dal oo ka kala...

Daawo Muuqaal: Barnaamijka Aragtida Siyaasiga Ee Royal Tv

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Daawo Barnaamijkii Xiisaha Badnaa Ee Aragtida Siyaasiga Ee Royal Tv  Oo Uu Todobadkan Marti Kuyahay Barkhada Jamac Xirsi Batuun oo Kamid...

Dagaal Xoogan oo Markale Ka Dhacay Magaalada Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka markale dagaal xoogan uu...

Guddida Qandaraasyada Oo Shaaciyay Shirkadaha Ku Guulaystay Fulinta 5 Mashruuc

0
Berbera (Hargeisa Press): Guddida Qandaraasyada qaranka  Somaliland ayaa maanta shaaciyey shan shirkadood oo ku guulaystay mashaariic kala duwan oo laga fulinayo qaar ka mid...

Waran cadde Oo Hay’adaha Amaanka Dalka Ku Amray Inay Heegan Culus Galaan Xuska...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasarada arimaha gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed Waran –cade ayaa hay’adaha ka shaqeeya amaanka dalka ku amray inay heegan culus galaan...