Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Ka Jawaabay Eedo Xukumadda Loogu Jeediyay Xafladdii Qurbe Jooga
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne xigeenka Somaliland, ayaa sheegay in qurbejoogu mutaysteen munaasibado casho sharaf ah marka ay dalka yimaadaan. Waxa uu ka jawaabayay eedayn...
Daawo Muuqaal: Xildhibaannada Gobolada Galbeedka Ugu Jira Wakiillada Somaliland Oo Sheegay Inaanay Dib U...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Mudaneyaasha golaha wakiillada Somaliland ugu jira gobolada Galbeedka Somaliland(Awdal iyo Salal), ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Hargeysa waxay ku...
Ciidanka Booliska Qof Rayid ah ku dilay Howl-gal Dhul oo ku yaala Caasimadda Hargeysa
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hal qof ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen howl-gal Ciidan ka tirsan Booliska Hargeysa ay ka fuliyeen Xaafada Jig-jiga...
Xisbiga Waddani oo Booyado Biyo ah Gaadhsiiyey Dad Danyar ah oo Ku Nool Duleedka...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ayaa maanta 2500 oo foostooyin biyo ah gaadhsiiyey dadka danyarta ah ee ku dhaqan duleedka bari...
Madaxweynaha Somailand Oo Shacbiga Ka Tacsiyadeeyay Geerida Xildhibaan Shil Baabuur ku geeriyooday
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Golayaasha Deegaanka dalka, gaar ahaan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee...
Daawo Muuqaal: Marwada Madaxweynaha Iyo Wefti Xukuumada ah oo Deeq Gaadhsiiyay Degmada Agabar ee...
AGABAR , (HargeisaPress) — Marwada Madaxweynaha Aamina Sheekh Maxamud Jirde,oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa Maanta Gaadhsiiyay Degmada Agabar...
Madaxweyne Siilaanyo Warqad U Gudbiyay Maxakamadda Saree e Somaliland
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa go’aan ku gaadhay inuu maxkamadda sare u gudbiyo qoraal uu kaga dalbanayo inay go’aan...
Daawo Muuqaal: Wasiirka Beeraha oo Kormeer ku tegay Deegaanka Beer ee Gobolka Togdheer
Burco, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir oo ay Weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradasi, Isu duwaha Wasaarada Beeraha ee Gobolka Togdheer, Saraakiil...
Dagaal gacan ka hadal ah oo ka dhex dilaacay shirkadaha laydhka u shida degamada...
Hargeysa, (HargeisaPress) — Shirkadaha laydhka u shida degamada ibraahim koodbuur ee magaalada hargeisa ayaa saaka subaxnimadii ilaaa caawa fiidkii dagaal gacan ka hadal ah...
Wasiirka Arrimaha dibadd Somaliland Maxamed Biixi Oo Xukumadda U Soo Jeediyay In Qaadka Laga...
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ku baaqay in Dalka laga joojiyo jaadka oo uu ku tilmaamay mid dhaawac kala...