Daawo Muuqaal: Marwada Madaxweynaha Iyo Wefti Xukuumada ah oo Deeq Gaadhsiiyay Degmada Agabar ee Gobolka Gebilay

0
747

AGABAR , (HargeisaPress) — Marwada Madaxweynaha Aamina Sheekh Maxamud Jirde,oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye,Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada ayaa Maanta Gaadhsiiyay Degmada Agabar ee Gobolka Gebilay Deeq loogu talo galay dadka ku tabaaloobay abaaraha jira iyo Gaadiid ay degmadu ku shaqayso.

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here