Daawo Muuqaal: Wasiirka Beeraha oo Kormeer ku tegay Deegaanka Beer ee Gobolka Togdheer

0
794

Burco, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir oo ay Weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradasi, Isu duwaha Wasaarada Beeraha ee Gobolka Togdheer, Saraakiil ka tirsan Hay’adaha kala shaqeeya dhinaca beeraha ayaa Kormeer Shaqo ku tegay Deegaanka Beer ee Gobolka Togdheer oo Caan ku ah Wax soo saarka dalaga beeraha.

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here