Shacabka Magaalada Hargeysa Oo Ka Hadlay Siday U Arkaan Wada Hadalada Magaalada Addis-ababa Uga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shacabka ku dhaqan magaalada Hargeysa ee caasimada dalka somaliland ayaa ka hadlay sida ay u arkaan wada hadalada magaalada Addis-ababa ee dalka...

Badhasaabka Gabiley Oo Soo Kormeeray Goobaha ay Ka Socoto Diiwaan-gelinta Codbixiyeyaasha

0
Gabiley (HP): Badhasaabka gobolka Gabiley C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa maanta kormeer ku soo maray qaybo ka mid ah goobaha ay ka socoto diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha...

Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska, Mahamed sheekh iyo Suldaan Abshir xildhibaan Mahdi Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiir Ku Xigeenka Dhaqanka Iyo Dalxiiska Somaliland Maxamed Sheekh Cumar Xasan, Suldaan Abshir Xasan Cali iyo xildhibaan Mahdi iyo Xubno kale Ayaa...

Tog-Wajaale Dhismayaasha Laga Bineeyay Badhtamaha Toga-Biyo Mareenka ah ee Ganacsatadu Kala.Boobayso iyo Shacabka oo...

0
Tog-Wajaale,(HargeisaPress)-Dhismayaal Fara baddan ayaa Toddobaadkii u Dambeeyay, Laga dhex bilaabay Gudaha Togga Biyo-Mareenka ah ee u Dhexeeya Labadda Magaalo ee Tog-Wajaale Somaliland iyo Tog-Wajaale...

Ururka Qareenada Somaliland oo Shir Ku yeeshay Magaalada Boorama

0
Hargeysa,(HargeisaPress)—Ururka Qareenada Somaliland oo Shir ay lahaayeen Maalmihii u dambeeyey ku soo gunaanaday Magaalada Borama ee Gobolka awdal ,Gudoomiyaha Ururka Qareenada Somaliland Maxamed Maxamuud...

Cusbitaalka Daryeelka Hooyadda iyo Dhalaanka Oo Laga Hirgeliyay Degmadda Widh-widh

0
Widh-widh (Hargeisa Press): Cusbitaal loogu tallo galay daryeelka hooyadda iyo dhalaanka ayaa laga hirgeliyay degmadda Widh-widh ee gobolka Buuhoodle, kaasoo hadda dhismihiisu meel gabagebo...

Hargeysa: Xisbiga KULMIYE oo Buugaag ku Wareejiyey Maktabadaha Akhriska ee Maxamed Mooge iyo Gaandi...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Xisbiga KULMIYE, ayaa buugaag ka mid ah kuwa la xidhiidha suugaanta iyo dhaqanka Soomaalida ku wareejiyey maktabadaha Maxamed Mooge iyo Gaandi...

Dawladda Ingiriiska Oo Taageertay In Dalalka Jaarku Safka Hore Ka Galaan Dhexdhexaadinta Somaliland Iyo...

0
Dalal iyo Ururo Ayaa Hab Is-barbar Yaac Ah Ugu Loolamaya Hirgelinta Wada Hadallada Somaliland & Soomaaliya Iyo Sidii Ay U Kulmi Lahaayeen Madaxweyne Biixi...

Wasiirka Cadaaladda Oo Ka Dayriyay Xaaladda Maxaabiista Ku Xidhan Xabsiga Laascaanood

0
Laascaanood (HP): Wasiirka wasaaradda Cadaaladda Somaliland Saleebaan Warsame Guuleed, oo safar shaqo ku jooga gobolka Sool ayaa maanta soo kormeeray xabsiga dhexe ee magaaladda...

Gabiley: Dugsi Laga Hirgeliyay Degaanka Ilinta Yar Oo Xadhiga Laga Jaray

0
Gabiley (HP): Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashadda Somaliland ayaa xadhiga ka jaray dugsi hoose dhexe oo laga hirgeliyay degaanka Ilinta Yar ee woqooyiga magaaladda...