Dowlada Deegaanka Somalida Ethiopia Oo Xaqiijisay in la Sumeeyey Qaadkii ka Iman jirey...

0
Jig-jiga, (HargeisaPress) —Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI Axmed Maxamed Koore ayaa Xaqiijiyey in la sumeeyey Qaadka Haawadeega kaasi oo ka...

Wasiirka Warshadaha Somaliland Oo Dalka Kusoo Dhaweeyay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dalka China.+...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse  ayaa Manta Madaarka Cigaal International ku soo dhaweeyay wafti balaadhan oo ka socda...
Cabdikariin Xuseen Guuleed iyo Farmaajo

Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Farmaajo Ku Eedeeyay Inuu 4-tii Sanadood Ee U Dambeeyay Ka...

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynihii hore Maamul-gobolleedka Soomaaliya ee Gal-mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo ka mid ah Musharraxiinta u tartamaya Xilka Madaxweyne-nimo ee Soomaaliya...

Dp World oo War Ka Soo Saartay Maalgelinta Dekedda Berbera iyo Muhiimadeeda Geeska Afrika.

0
Berbera (Hargeisa Press) – Shirkadda gacanta ku haysa Dekedda caalamiga ah ee magaaladda Berbera ee Dp World, ayaa ka warbixisay qaybaha muhiimka ah ee...

Suldaanka Beesha Subeer Awal Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Komishanka Doorashooyinka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi,oo ka mid ah Madaxdhaqmeedka Somaliland,ayaa ka hadlay guud ahaanba Xaaladda dalka si weyna u soo dhaweeyay Go’aankii...

Siyaasi Cali Guray oo Idaacada Radio Hargaysa Iyo Telefishanka Qaranka Ku Dhaliilay Diyaarin la’aanta...

0
Siyaasi Cali Guray oo Idaacada Radio Hargaysa Iyo Telefishanka Qaranka Ku Dhaliilay Diyaarin la’aanta Barnaamijyo ka waramaya Xornimadii 1960-kii ‘’’Bini aadmigu hadaanu curin lahayn kama...

XAYEYSIIN (SHAQOOYINKA KA BANNAAAN DAWLADA HOOSE EE DEGMADA GABILEY)

0
Maamulka Dawlada hoose ee Degmada Gabiley oo dardar galinaya hawlaha  horumarinta adeeg bixinta bulshada. waxay Dawlada hoose  qaadanaysaa shaqaale dhan 5 xubnood, kuwaasi oo...

Qaadashada Kaadhka Codbixinta Burco Oo Gaabis Badani Ka Muuqdo+Kaadhadhkii Codbixinta Oo Goobihii Laga Qaadanayey...

0
Burco, (HargeisaPress) —Qaadashada kaadhka codbixiyayaasha magaalada Burco oo socota muddo shan cisho ah ayaa waxa ka muuqda gaabis badan,iyaga oo bulshada magaalada Burcona badankooduna...

Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Dawladda Somaliland Siinayso Tababar Ku Saabsan Wanaajinta Xidhiidhka Saxaafadda

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dawladda Ingiriiska ayaa soo bandhigtay heerka uu marayo dagaalka ay dawladda Somaliland kula jirto saxaafadda madaxbanaan.   Warbixinta lix biloodlaha ah ee ay dawladda...

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Agab Ku Wareejiyay Shaqaala Sadaasha Hawada

0
Hargaysa, (HargeisaPress) –Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmad Muumin Seed ayaa Agab Ku Wareejiyay Shaqaala Sadaasha Hawada oo ah qayb ka mida Wasaaradda Beeraha. https://youtu.be/sDQC_TrGGeU