Jamaal Cali Xuseen Oo Hadhimo Sharafeed Ku Marti Qaaday Guddida Qaban Qaabada Shirweynaha Xisbiga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, Gudoomiye ku xigeenka saddexaad Muj.  Cali  Yussuf Cali Guray, iyo Xoghayaha Gollaha Dhexe Xasan Cismaan...

Wasiirka Beeraha Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kana Warbixiyey Hawlo Shaqo Oo Uu Ku...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland  Maxamed Aw Daahir Ibraahim oo safar shaqo ugu maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka ku soo laabtay,...

Michael Rubin: “Mareykanku Ma Aqoonsan Doonaa Somaliland, Inta Lagu Jiro Safarka Madaxweyne Biixi?”

0
Washington (Hargeisa Press) – Khabiirka Ameerikaanka ah ee Michael Rubin oo inta badan wax ka qora Arrimaha dalalka Geeska Afrika, sida Somaliland, ayaa War-bixin...

Maxkamadda Sare Oo Toddobaad Gudihii Ku Soo Saaraysa Natiijada Rasmiga Ah Ee Doorashadii Madaxtooyada

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga Doorashooyinka Qaranka, ayaa Maxkamadda sare ee Dastuuriga ah ee Somaliland u gudbiyey Natiijada hor-dhaca ah ee Doorashadii Madaxtooyada ee ay ku...

Safiirka Somaliland U Fadhiya Jabuuti oo Qaabilay Agaasimaha W. Ciyaaraha Somaliland

0
Djibouti (Hargeisa Press)- Safiirka jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti C/fataax Siciid Axmed, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha guud ee wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha...

Maxay Ka Wadahadleen Wasiir Kaahin iyo Safiirka Denmark?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed uu wehelinayo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi Maxamed Yusuf Ismaaciil, ayaa kulan la...

Daawo Farshaxanka Aamin Camir Oo Sawiro Ku Muujiyay Mooshinka Madaxweyne Xasan Sheekh Laga Keenay...

0
MOGADISHU, (HargeisaPress) — Mooshinta ka dhanka ah Madaxweynaha Somalia ee baarlamaanka hor yaala ayaa magaalada Muqdisho ka abuuray Xaalad siyaasadeed oo ku aadan fulinta...

Somaliland oo Sahamin Ku Samaynaysa Tirada Dadka Uu Haleelay Xanuunka Covid-19

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa shaacisay in ay samaynayo Sahamin lagu ogaanayo tirada dadka uu haleelay  Xanuunka Covid-19. Sahamintan oo ay gacan...

Fadhigii Golaha Wasiirrada Somaliland Ee Maanta oo Lagaga Dooday Odoroska Miisaaniyadaha Sannadaha 2022 Ilaa...

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Fadhigii 77-aad golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenku, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici),...

Shirkada Oomaar oo US$200 000 ku Wareejisay guddida qaran ee Abaaraha Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkada Oomar International Company oo ka mida Ganacsatada  Somaliland ayaa Madaxtooyada Kaga Dhawaaqday inay yabooday raashin dhan afar kun oo qoys oo...