Golaha Amaan ee Qaramada Midoobay

Qaramada Midoobay oo Ka Walaacsan In Dambiyo Culus Lagu Galay Gobolka Tigray

0
Mekelle (Hargeisa Press) — Mas’uul sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in ay jirto suurtagalnimo heer sare ah oo ku aaddan...

Amniga Magaalada Jigjiga oo La Adkeeyay

0
Jigjiga (Hargeisapress)- Komishinka Booliska dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay in amniga magaalada Jigjiga aad loo adkeeyay maadaama ay imanayaan magaalada marti kor u dhaafaysa...

Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Fariin Nabadeed Hawada U Mariyey Maamulka Puntland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa Fariin Nabadeed Hawada U Mariyey Maamulka Puntland Oo Dhawaan Dagaal Ku Dhawaaqday. https://youtu.be/3sqjVFS-kGk

WARBIXIN: 15 Qof oo Askari AMISOM ah uu ku jir oo lagu dilay weerarkii...

0
MOGADISHU, Somalia — Weerar ay dabley ka tirsanayd Al-shabaab ku qaadeen maanta barqadii wasaaradda Hiddaha iyo Taliinta Sare ee Somalia ayaa la sheegay in...

Qarax gilgilay inta badan magaalada Muqdisho oo ka dhacay Isgoyska Ex Kootarool Afgooye

0
Muqdisho (Hargeisa Press)— Ku dhawaad 30 ruux oo badnaa dad shacab ah ayaa lagu waramayaa  in ay ku dhinteen Weerar Ismiidaamin ah oo subaxnimadii...

Gudida Arrimaha Bulshada Ee Golaha Guurtida Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Caafimaadka Somaliland Iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed “Xaglo-Toosiye” ayaa maanta hor tagay gudida arrimaha bulshada ee golaha guurtida Somaliland,waxaana ay gudidu warbixino...

Madaxweye Ku-Xigeenka Somaliland Oo Burco Lagu Soo Dhaweeyay

0
Burco (HP): Wefti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta safar shaqo ku tegay magaaladda Burco ee xarunta...

Guddoomiyaha Baanka Dhexe oo soo Bandhigay Qaabka u soo Saaraan Fariimaha Qiimaynta Sarifka Lacagaha

0
Guddoomiye Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi) oo ka hadlay sida ay u xakameeyaan qiimaha sarifka iyo tallaabooyinka ay ka qaadaan sariflayaasha xad-gudubka sameeya Hargeysa, (HargeisaPress) –Guddoomiyaha...

Sababaha keenay in la Xidho qaar ka mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda Warfaafinta.

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidamada amaanka gaar ahaan Booliska ayaa maanta xabsiga u taxaabay 7 Xubnood oo ka mid ah Hawl wadeenada Wasaaradda Warfaafinta kuwaas oo...

Daawo: Hor Dhaca Waraysi Xasaasiya Oo La Layeeshay Prof Axmed Ismaaciil Samater.

0
Hargeysa,HargeisaPress)—Prof Axmed Ismaaciil Samater oo kamida aqoonyahan reer Somaliland mudooyinkii udanbeeyay dalka waday dood cilmiyeedyo uu kaga arimo door basle xukuumadu dhibsatay ayaa waraysi...