Hogaamiye Xirsi oo Xukuumada Madaxweyne Biixi Ku Dhaliilay Colaada Ceel-afwayn

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa si adag uga hadley xaalada deegaanka Ceel-afweyn ee colaadaha ka...

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Safiirka EU U Qaabilsan Soomaaliya+Sawirro

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dhawaan midawga yurub u soo magacaabay dalalka...

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo Go’aamo Soo Saaray

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa soo saaray go'aamo la xidhiidha ilaalinta nidaamka shaqada iyo hantida qaranka ee Soomaaliya. Warqad...

Madaxtooyada oo Sheegtay in Kiisaska Covid-19 ee Somaliland ka badan karaan inta Wasaaradda Caafimaadku...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)— Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna Guddoomiyaha Guddiga u diyaar-garowga iyo ka hor-tagga caabuqa Covid-19 Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay In laga yaabo in Dadka...

Wasiirka Shaqo Gelinta Oo Caawimo Gaadhsiisay Xarunta SOOYAAL

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo gaadhsiisay xarunta SOOYAAL oo ay ku jiraan dadkii ku waxyeeloobay dagaaladda. Caawimadaasi ayaa...

Foolkaano Markale Ka Qarxay Bariga Congo

0
Goma (Hargeisa Press) – Foolkaano kale, ayaa Sabtida maanta ah ka qarxay bariga dalka Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ee Congo, toddobaad ka dib markii foolkaano ku...

Laascaanood: Ururka Kaalmee Kuwan Oo Raashin U Qaybiyay Danyar iyo Agoomo

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Ururka Kaalmee Kuwan ayaa maanta magaaladda Laascaanood  raashin ugu qaybinay 200, oo qoys oo isugu jiray Agoomo iyo danyar kale. Qoysaskan danyarta...

Hargaysa: Munaasibad Lagu Shaacinayay Murashax Maxamed Boqor Axmed Iimaan+Sawirro

0
Hargaysa (HP): Waxaa maanta magaaladda Hargaysa lagu qabtay munaasibad lagu shaacinayay murashax Maxamed Boqor Axmed Iimaan, oo u sharaxan golaha deegaanka caasimadda Hargaysa, kana...

Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Masuuliyiin Ka Socday UNCEF iyo UNFPA

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay madax ka kala socday  hay'addaha  UNICEF iyo UNFPA. Labadan...

Hargaysa: Madaxweyne Mujaahid Cali Sandheere Wuxuu U Baahan Yahay Gacan Dawladeed

0
Hargaysa (HP): Mujaahid Cali Axmed C/laahi (Cali-sandhere), waxa uu ka mid yahay raggii ka tirsanaa SNM ee sida weyn uga soo qayb qaatay dib...