Xasan Sheekh iyo Ruto oo Taleefonka Ku Wadahadlay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka taleefonka wadahadal kula yeeshay Madaxweynaha la doortay ee dalka Kenya William Samoei Ruto,...

Dadweynaha Berbera Oo Cabasho Ka Muujiyay Shaqaale Ajaaniba Oo Cidhiidhi Ku Yaha

0
Berbera (Hargeisa Press.com): Cuqaal, madax dhaqameed,  garadka iyo odayaasha gobolka Saaxil ayaa cabasho ka muujiyay shaqaalaha ajaanibka ah ee ka hawl gala dhismaha madaarka...

Daawo Muuqaal: Madaxwayne Siilaanyo Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Taliska Guud ee Ciidamada...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa Dhagax dhigay DHisme Cusub Oo ay yeelan doonaan Taliska Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland.                     Halkan...

Dawladda Hoose Ee Laascaanood Oo Fulinaysa Mashaariicdii Ugu Badnaa

0
Laascaanood (HP): Agaasimeyaasha guud ee qasaarradaha waxbaraahada, caafimaadka iyo arrimaha gudaha ee Somaliland ayaa soo kormeeray mashaariic ay magaaladda Laascaanood ka fulinayso dawladda hoose. Masuuliyiintaasi...

Madaxweyne Biixi Oo Qaabilay Safiirka EU U Qaabilsan Soomaaliya+Sawirro

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee dhawaan midawga yurub u soo magacaabay dalalka...

Guddoomiyaha SOLJA Oo Dhaliilay Guddiga Covid-19 iyo Guddiga Oo Iska Difaacay

0
Hargaysa (HP): Guddoomiyaha ururka suxufiyiinta Somaliland  ayaa ku eedeeyay guddiga la tacaalida Coronavirus ee heer qaran in ay musuq maasuqeen dhaqaalihii wacyigelinta xanuunka ee...

Wasiirka Shaqo Gelinta Oo Caawimo Gaadhsiisay Xarunta SOOYAAL

0
Hargaysa (HP): Wasiirka wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha bulshadda Somaliland ayaa caawimo gaadhsiisay xarunta SOOYAAL oo ay ku jiraan dadkii ku waxyeeloobay dagaaladda. Caawimadaasi ayaa...

Laascaanood: Ururka Kaalmee Kuwan Oo Raashin U Qaybiyay Danyar iyo Agoomo

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Ururka Kaalmee Kuwan ayaa maanta magaaladda Laascaanood  raashin ugu qaybinay 200, oo qoys oo isugu jiray Agoomo iyo danyar kale. Qoysaskan danyarta...

Madaxweynaha Somaliland oo Xadhiga Ka-jaray Mashaariic Laga Hirgeliyay Caynaba

0
Caynaba (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga gobolka Saraar, ayaa  dhagax-dhig iyo kormeer ku sameeyey dhismeyaal iyo...

Hargaysa: Guddiga Dhismaha Machadka D/Hoose Oo Yeeshay Kal-fadhigoodii Shanaad

0
Hargaysa (HP): Kal-fadhigii shanaad ee xubnaha guddiga iyo daneeyeyaasha dhismaha machadka tababarka shaqaalaha dawladaha hoose ee Somaliland ee loo soo gaabiyo LGI ayaa ka...