Gudoomiye Muuse Biixi Oo Meesha Ka Saaray In Muddo Kordhin Madaxweyne Jirto

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha  iyo murashaxa xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa meesha ka saaray in muddo kordhin loo samayn doono Madaxweyne Siilaanyo, waxaanu...

Maamulka Puntland Oo Ciidamo Soo Dhoobtay Agagarkii Dagaalku Shalay Ka Dhacay +Ciidamada Qaranka Somaliland...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wararka naga soo gaadhaya magaalada ceerigaabo ee xarunta gobolka sanaag ayaa sheegaya in shalay galab ilaa xalay ay maamulka puntland ciidamo tiro...

Guddida Qaban-qaabada Doorashadda Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Wakhtiga & Shuruudaha Murrashixiinta

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddida qaban-qaabada Doorashadda Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland, oo uu guddoomiye u yahay Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha iyo dalxiiska Md. Maxamed...

Wasiiro Ka Tirsan Xukumadda Somaliland Oo Maanta Gaadhay Degmada Awr-boogays Oo Ka Tirsan Gobolka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xubno wasiiro ah oo ka socda xukumadda Somaliland iyo xildhibaano golaha wakiilada ka tirsan ayaa maanta lagu soo dhaweey degmada Awr-boogays oo...

“ Reer Ceel-afweyn waa daw inay nala Xisaabtamaan Anaguna (Xukuumadda) waanu Xisaabtamaynaa.”Wasiirka Madaxtooyada

0
Ceel-Afweyn , (HargeisaPress) — Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey degemada...

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Dhismaha Wadada Ceerigaabo Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka hadlay halka ay marayso dhismaha wadada ceerigaabo oo uu dhawaan safar...

Qaar Kamida Shacabka Degmada Gabiley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Masuuliyiinta Dawlada Hoose Degmada...

0
GABILEY, (HargeisaPress) —Mid kamida shacabka degmada gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay masuuliyinta dawlada hoose degmada gabiley oo uu sheegay in dhul uu leeyahay...

Soo Galeetigii La Necbaa Ee Mar Keliya Isu Beddelay Halyeeyka Qaranka Portugal

0
Lisbon, (HargeisaPress) —Ciyaaryahanka madowga ah ee Ederzito Antonia oo ku magac dheer Eder marnaba abidkii kuma uu fikirin in ay taariikhda u geli doonto...

Shirkadda Telesom Iyo Hayaddo Kale Oo Iska Kaashadayana Barnaamij Lagu Maal-Galinaayo Hal-Abuurka Ganacsi Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkaddaha Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom, hayaddaha innovate iyo venture for Africa ayaa iska kaashaday barmaamij lagu maal-galinayo fikradaha hal-abuurka ganacsiga ee...

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Heegan Ku Jira Iyo Taliye Ka Dhawaajiyay Inay Cagta Marinayaan...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Ciidanka qaranka jamhuuriyada Somaliland ee ku sugan jiida hore ee bariga sanaag ayaa heegan buuxa ka galay inay tallaabo ka qaadaan qorsheyaal...