Qaar Kamida Shacabka Degmada Gabiley Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Masuuliyiinta Dawlada Hoose Degmada Gabiley

0
1038
Gobolka Gabiley

GABILEY, (HargeisaPress) —Mid kamida shacabka degmada gabiley ayaa cabasho xoogan ka muujiyay masuuliyinta dawlada hoose degmada gabiley oo uu sheegay in dhul uu leeyahay si sharci darro ah ugala waareegeen masuuliyiinta dawlada hoose.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here