Sarkaalkii Hogaaminyay Inqilaabka Fashilmay Ee Dalka Turkiga Oo Magaciisa La Soo Dhejiyay

0
Wakaalada wararka Turkiga ee Anadolu ayaa goor dhow magacawday Sarkaalka hogaaminayay isku dayga afgambiga ee fashilmay oo lagu magacaabo Colonel Muharrem Kose. Qaar ka mid...

Afgembi ka dhacay Dalka Turkiga iyo Saraakiil Mileteri ah oo hoggaamineysa

0
ISTANBUL —Saraakiil u hadlay Mileteriga dalka Turkiga ayaa sheegtay in ay la wareegeen talada dalka, waxayna dalka oo dhan, gaar ahaan magaalooyinka Istanbul iyo...

Shirkada Dahabshiil Oo Ugu Baaqday Raysal Wasaaraha Cusub Ee Ingiriiska Inay Taageerto Afrika

0
NAIROBI, Shirkadda hormuudka ka ah isu-gudbinta lacagaha ee Dahabshiil, ayaa ugu baaqday Ra’iisal-wasaaraha cusub ee dalka Ingiriiska Mrs. Teresa May inay badhi-taarto maalgalinta taageeraysa...

Xogo Cusub: Shirkado Caalami ah oo xukuumada Somaliland u wakiilatay inaan la marin-habaabin dheefaha...

0
Magacyada 3 shirkadood, khibradooda iyo hawlaha loogu wakiishay Hargeisa, (HargeisaPress) —Xogo cusub oo ku saabsan diyaarinta heshiiska maalgashiga ee shirkada DP World iyo xukuumada Somaliland...

Guddoomiye Cirro Oo Maanta Salaadii Jimce La Tukadey Boqolaal Ka Mid Ah Shacabka...

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta salaadii Jimce masjidka weyn ee Tawfiiq kula tukadey...

Shaqaalihii Iyo Gadiidkii Ka Hawl Galayay Diiwaangalinta Gobolka Sanaaag Oo Maanta loo Kala Direy...

0
Ceerigaabo, (HargeisaPress) — Gudidda komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland ayaa maanta u kala direy shaqaaalihii iyo gadiidkii ka hawl galayay diiwaangalinta gobolka sanaag goobihii ay...

Shacabka Gobolka Gabiley Oo Soo Dhawayn Ku Qaabiley Wariye Mukhtaar Nuux Ibraahin Oo Dib...

0
Hargeisa, (HargeisaPress) — Shacabka ku dhaqan degmada wajaale iyo magaalada gabiley ayaa maanta soo dhawayn balaadhan ku qaabiley wafti wasiiro oo ah safar ku...

Hambalyo Aroos: Cabdirashiid Ibraahin Mohamed iyo Wadiima Xasan Mataan

0
HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar...

Somaliland: Xukuumadda Oo Ganacsatadda Uga Digtay Inaanay Badeecadahooda Lagu Waxyeelayn Muwaadiniinta

0
Hargeisa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo maal-gashiga caalamiga ah ee Somaliland, Eng. Xuseen Aadan Cigge (Xuseen Deyr), ayaa sheegay inay baadhayaan isla markaana...

Markii Ugu Horreysay Taariikhda Oo Shamaca Ciyaaraha Olambikada Adduunka La Geeyey Masaajid

0
Brasilia , (HargeisaPress) —Muslimiin ka mid ah dadka deggen magaalada Foz do Iguacu oo ku taalla xuduudka saddex geesoodka ah ee ay Baraasiil la...