Itoobiya oo Shaqada Ka Joojisay Hay’addo Gargaar oo Ka Howlgala Gobolka Tigray

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Laba ka mid ah hay’addaha gargaarka caalamiga ah, ayaa shalay sheegay in dowladda Itoobiya ay joojisay qeyb ka mid...
Erdogan oo Hanjaad Culus U Diray Dalka Armenia

Turkiga oo Ka Cadhooday Qorshe Uu Soo Jeediyey Mareykanku

0
Ankara (Hargeisa Press) – Xukuumadda Ankara, ayaa ka cadhootay qorshe Mareykanka uu doonayo in dalal saddexaad, sida Turkigu, uu dib u dejin ugu sameeyo...

Somalia: Doorashadii Guddiyada Xubnaha Ka Soo Jeeda Somaliland oo La Baabiiyay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in la baabi’iyay doorashadii hoggaanka guddiyada doorashada ee xubnaha ka soo jeeda...

Waa Kuma Cabdirisaaq Khaliif, Guddoomiyaha Cusub Ee Golaha Wakiillada Somaliland?

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiillada Somaliland kadib tartan adag oo dhex maray Xildhibaan Yaasiin...

Madaxweyne Biixi oo Kulan La Qaatay Shirguddoonka Cusub Ee La Doortay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shir-guddoonka cusub ee maanta loo doortay golaha Wakiillada ee...

Guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo La Doortay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaanada cusub ee golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta doortay guddoomiye cusub, kadib doorasho ka dhacday xarunta golahaasi ee magaalada Hargeysa. Doorashadan...

Somaliland iyo Itoobiya oo Baadhay Kiiska Xildhibaan Sheegay In Loo Adeegsaday Sirdoonka Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dowladdaha Somaliland iyo Itoobiya oo leh iskaashi dhinaca Amniga ah, ayaa sameeyay Baadhis la xidhiidha fal Afduub ah oo Xildhibaan...

Guddoomiye Cirro oo Dalbaday Baadhis Ku Saabsan Arrinta Xildhibaan Mustafe

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxammed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadlay arrinta Xildhibaan...

Madaxweyne Biixi oo Ka Qaybgalay Madal Lagu Soo Bandhigay Maandooriye

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ay ciidanka Boolisku bulshada ugu soo bandhigayeen tiro badan oo maandooriyaha...

Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka oo Eedaymo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxaa ay eedaymihii ugu...