Guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo La Doortay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaanada cusub ee golaha Wakiillada Somaliland, ayaa maanta doortay guddoomiye cusub, kadib doorasho ka dhacday xarunta golahaasi ee magaalada Hargeysa. Doorashadan...

Somaliland iyo Itoobiya oo Baadhay Kiiska Xildhibaan Sheegay In Loo Adeegsaday Sirdoonka Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dowladdaha Somaliland iyo Itoobiya oo leh iskaashi dhinaca Amniga ah, ayaa sameeyay Baadhis la xidhiidha fal Afduub ah oo Xildhibaan...

Guddoomiye Cirro oo Dalbaday Baadhis Ku Saabsan Arrinta Xildhibaan Mustafe

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxammed Cabdillaahi (Cirro), ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadlay arrinta Xildhibaan...

Madaxweyne Biixi oo Ka Qaybgalay Madal Lagu Soo Bandhigay Maandooriye

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay munaasibad ay ciidanka Boolisku bulshada ugu soo bandhigayeen tiro badan oo maandooriyaha...

Hoggaamiyeyaasha Mucaaradka oo Eedaymo Culus Ujeediyay Madaxweyne Biixi

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Hoggaamiyeyaasha xisbiyada mucaaradka Somaliland ee UCID iyo WADDANI oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Hargeysa, ayaa waxaa ay eedaymihii ugu...

Dagaal Dhimasho iyo Dhaawac Sababay oo Ka Dhacay Boocame

0
Laascaanood (Hargeisa Press) – Wararka ka imanaya degmada Boocame oo ka tirsan gobolka Sool, ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal beeleed dhimasho iyo dhaawac...

Fly Dubai oo Shaacisay Xilliga Ay Dib U Bilaabayso Duulimaadyada Somaliland

0
Dubia (Hargeisa Press) – Shirkadda Diyaaradaha ee Flydubai oo fadhigeedu yahay magaalada Dubai ee Dalka Isu-tagga Imaaraadka, ayaa shaaca ka qaadday inay horaanta bisha...

Xildhibaan Shaaciyay In Loo Adeegsaday Sirdoonka Dalka Itoobiya

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Xildhibaan Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdillaahi oo xisbiga KULMIYE uga soo baxay gobolka Sool, ayaa eedaymo culus u jeediyay xukuumadda Madaxweyne...

Taiwan oo Somaliland Ugu Deeqday Qalab Loogu Talo Galay Dab-demiska

0
Taipei (Hargeisa Press) – Dowladda Taiwan, ayaa waxaa ay Somaliland ugu deeqday qalab loogu tala galay dab-demiska, kaasi oo gacan ka geysanaya musiibada dabka...

Dowladda Ingiriiska oo Xus U Samaysay Diblumaasi Somaliland U Dhashay

0
London (Hargeisa Press) – Taxane lagu xuso Xubnaha Siyaasiyiinta ah ee Magaca ku leh boqortooyada Ingiriiska, gaar ahaan Gobolka Wales, ayaa lagu soo qaatay...