Hargeysa: Darawal Gaadhi Jiidhsiiyay Askari Taraafik Ah + SAWIRRO

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Galinkii hore ee Isniinta maanta ayuu nin Taraafik ah Gaadhi Vitz ah ama bulshadu u taqaan DUKHAAN-ka ahi ku jiidhay Badhtamaha...

18 May: Xaflad Balaadhan oo lagu xusayay 18 May ayaa ka Dhacday Liverpool UK...

0
Liverpool, (HargeisaPress) —Xaflad balaadhan oo lagu qabtay magaalada Liverpool iyadoo lagu xusayo 24 guuradii kasoo waareegtay markii ay Somaliland Dib ulasoo noqotay xornimadeedii ,Xafladan...

Suldaanka Beesha Subeer Awal Oo Soo Dhaweeyay Go’aankii Komishanka Doorashooyinka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi,oo ka mid ah Madaxdhaqmeedka Somaliland,ayaa taageray Gudida Doorashooyinka wakhtiga ay ku qaban karaan doorashada Madaxtooyada iyo Wakiilada....

Markab Sida Qaxoonti Yemen Ka Yimid Oo Dekedda Berbera Ku Soo Xidhay

0
Berbera, (HargeisaPress) —Markab siday Qaxootigii ka soo qaxay dagaalka Yemen oo xalay ku soo xidhmay dekadda Berbera, ayaa la dajiyey goobo loogu tallogalay inay...

Daawo Muuqaal: Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Xiiso Badan Ka Diyaariyay Shirkada Daabacaada iyo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wariye Cabdisalaan Hereri Oo Barnaamij Xiiso Badan Ka Diyaariyay Shirkada Daabacaada iyo Xayeysiisyada Ee Sagal Jet halkan hoose ka daawo. [youtube https://www.youtube.com/watch?v=RKzljlglgTk?feature=player_embedded]   HargeisaPress...

Hoggaamiyaha Ururka Ikhwaanul Muslimiin oo lagu xukumay dil Toogasho ah

0
Cairo - Maxkamad ku taalla dalka Masar ayaa dil ku xukuntay hoggaamiyaha ugu sarreeya ururka Ikhwaanul Muslimiinka, Maxamad Badiic. Hoggaamiyaha ayaa lala xukumay 13-ruux oo...

Wefti Ka socda Hay’adaha Caalamiga ah ee taageera saxaafdda kuna bahoobay magaca SMSG...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Weftigan oo ka kooban 16 Hay'adood oo ay ka mid yihiin EU, Unesco, IMS, Free Press, African Nation of Journalisam, BBC...

Breaking News: Somali PM dissolves new cabinet

0
MOGADISHU —  Somali Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke has dismissed his newly nominated cabinet, a government official told Xinhua in the wee hours Saturday. "The...

Madaxweynaha Somalia oo xilkii ka qaaday agaasimaha nabadsugida Qaranka

0
MUQDISHO, (HargeisaPress) — Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu xilka ka qaaday agaasimihii guud ee hay’adda nabad-sugidda iyo...

Ra’iisul Wasaaraha Dalka Djibouti oo la Kulmay Dhiggiisa Waddanka Shiinaha + SAWIRRO

0
Beijing,(HargeisaPress) — Raysul-wasaaraha dalka Djibouti Cabdul-qadir Kaamil Maxamed ayaa magalada Nanjing ee Shiinaha kula kulmay raysul-wasaraha wadankaas Li Keqiang ,kaasi oo ay ka wada...