Dhagax-dhiga Fasalo Lagu Kordhinayo Dugsiga Hoyga ee Xaaxi
Hargeysa,(HargeisaPress) – Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, Maxamed Faacuul, oo ay wehelinayeen Agaasimaha Guud ee WWB&S Cabdiraxmaan Xuseen Xirsi iyo Badhasaabka Gobolka Daadmadheedh, ayaa...
The Minister Of Energy And Minerals Of The Republic Of Somaliland Has Announced The...
Hargeisa (HargeisaPress) – The Minister of Energy and Minerals of the Republic of Somaliland, Mr. Eng. Ahmed Jama Barre, has officially announced that Somaliland...
Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada oo Safar Shaqo ku Booqday Safaaradda Somaliland ee...
Nairobi, Kenya – Guddoomiye Ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, Siciid Mire Faarax (Giire), oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada, iyagoo...
Guddoomiye ku xigeenka Baanka Dhexe ee JSL oo maanta kulamo shaqo la yeeshay qaar...
Hargeysa,(HargeisaPress)– Guddoomiye ku xigeenka Baanka Dhexe ee JSL Mudane Xamse Kheyre, oo maanta kulamo shaqo la yeeshay qaar ka mid ah Wasiirada, Agaasimeyaasha Guud,...
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta JSL Oo furay kulan lagaga hadlayay Xeerka Saxaafada iyo Wararka Been...
Hargeysa,(HargeisaPress)– Ururka Saxafiyiinta haweenka ee FIMO ayaa manta Hargeisa ku qabtay kulan laga hadlaayey, caqabadaha haysta warbaahinta Somaliland, halka uu marayo xeerka saxaafadda ee...
Baanka Dhexe ee Somaliland Oo dib u Casriyeynaya nidaamka Maaliyaddeed ee Dalka
Hargeysa,(HargeisaPress) –Bangiga Dhexe ee JSL, ayaa dib u casriyeynta ku wada nidaamka Maaliyaddeed ee dalka, gaar ahaan lacag bixinta qaranka, waxaana ay wadaan dhismaha...
Guddiyo ka tirsan Koongaraska Maraykanka oo soo jeediyay in Maraykanku xidhiidh gaar ah la...
Washington,(HargeisaPress) – Laba Guddi oo Koongaraska Maraykanka u qaabilsan Ka hortagista isbalaadhinta Shiinaha, ayaa codsi u diray Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Marco Rubio, iyagoo...
Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo shil baabuur ku geeriyooday
Hargeysa (HargeisaPress) – Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Xasan Aadan (Safwaan Halac) ayaa xalay ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay magaalada Hargeysa.
Safwaan Halac,...
Soomaaliya oo Ka Cadhootay Ictiraafka Mareykanka ee Jamhuuriyadda Somaliland
Hargeysa,(HargeisaPress) –Xukuumadda Soomaaliya ayaa walaac weyn ka muujisay xidhiidhka sii xoogeysanaya ee u dhaxeeya Dawladda Mareykanka iyo Jamhuuriyadda Somaliland.
Tallaabooyinkii ugu dambeeyay ee Mareykanku ku...
Hooyo Waayeel Ah oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Gurigeeda.
Burco (HargeisaPress) – Alle ha u naxariistee, hooyo waayeel ah oo magaceedu ahaa Cibaado Axmed Seeraar, ayaa maanta ku geeriyootay dab qabsaday gurigeeda oo...


























