18 May: Xaflad Balaadhan oo lagu xusayay 18 May ayaa ka Dhacday Liverpool UK + DAAWO SAWIRRADA

0
1218

Liverpool, (HargeisaPress) —Xaflad balaadhan oo lagu qabtay magaalada Liverpool iyadoo lagu xusayo 24 guuradii kasoo waareegtay markii ay Somaliland Dib ulasoo noqotay xornimadeedii ,Xafladan oo ay kasoo qayb galeen dhamaanjaaliysaha Somaliland ee Magaaladda Liverpool iyo nawaaxigeeda jaaliyada reer Somaliland e dalka Liverpool UK .

10628619_10152762911837105_7116025771228064877_n

11222298_10152762883322105_6403676427323392192_n

Xafladan oo ay goobta buuxdhaafiyeen boqolaal reer Somaliland ee degan Magaaladda Liverpool ,iyadoo goobta ay si gaar ah dhalinyaradu si gaar ah ugu soo labisteen calanka quruxda badan Somaliland, geesta kale Fanaanka Caanka ah ee Abdi Jibaar Al-Khaliji oo Jaaliyada Somaliland ee Magaaladda Liverpool Kala Qayb Galay kaasi oo si weyn uga tumay Xaflad.

10461445_10152762899267105_7121754181386066365_n

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa
hargeisapress@gmail.com

 

fikirkaaga

 

 

LEAVE A REPLY