Falanqayn Buuga cusub ee aduunka qabsaday “Fire and Fury inside the The trump white...

0
Buuga ugu iibka badan suuqa aduunka maanta magiciisana la yidhaahdo "Fire and Fury inside the Trump white house" waxaan isagoo pdf ah ka akhriyay...

Arday u dhashay Somaliland oo warbaahinta carabta kasoo muuqday oo xoog u difaacay Madaxbanaanida...

0
Hargaysa-(Hargeisapress) Arday u dhashay Somaliland oo warbaahinta carabta kasoo muuqday oo xoog u difaacay Madaxbanaanida Jamhuuriyada wuxuu si bisil ugu adkaystay dadka reer somaliland...

Shirkadda Daabacaada Xayeysiiska Ee SAGALJET Oo Wacdaro Ka Dhigtay Carwada Bandhiga Buugaagta Ee Ka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkada daabacaada xayeysiisyada ee Sagaljet ayaa si weyn uga qayb gashay carwada buugaagta ee ka soocota magaalada Hargeysa.   Buugaagta ay shirkada Sagaljet daabacday...

Waxqabadka Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Waa Himilo Guul-horaanteed ah!!! W/Q Ismaacil Xasan Daahir

0
Aniga oo ah Ismaaciil Xasan Daahir (Xuxaale) Waxan qalinka u qaatay iyadoo aanan ujeeddoo ii gaar ah iyo dan gaar ahaaneed ka lahayn Waxqabadka...

Salaadiinta aqoonyahanka culimada Beesha akisho oo Duco ku qabsaday Gobolka gabilay gaar ahaan deegaanka...

1
Gabilay(hargeisapress) Salaadiinta aqoonyahanka culimada Beesha akisho oo Duco ku qabsaday Gobolka gabilay gaar ahaan deegaanka daanyaale waxay ducadani kulmisay cuqaasha somaliland iyo ethopia ee beeshani...

Salaadiinta Aqoonyahanka Beelaha Daga Gobolka gabilay ayaa Fariin oo Duco iyo Hambalyo isugu...

0
Salaadiinta Aqoonyahanka Beesha Akisho ee Daga Gobolka gabilay ayaa Fariin oo Duco iyo Hambalyo isugu jirta udiray Madaxweynaha la doortay iyo dhamaan asxaabta Qaranka. Suldaanka...

WAFTI KA SOCDA DALKA SWEDEN OO LAGU QAABILAY QASRIGA MADAXTOOYADA SOMALILAND

0
WAFTI KA SOCDA DALKA SWEDEN OO LAGU QAABILAY QASRIGA MADAXTOOYADA SOMALILAND Hargaysa- Hargeisapress- salaasa- 2/0ct/18- wafti ka socday dalka sweden oo isugu jiray khuburo qaabilsan...

Xaqiiqdii la xaqirayay rubuc qarniga oo maanta aduunku il gaar ah ku eegayo

0
Hargaysa- Hargeisapress Somaliland waxay iskeed u dhisatay dawlad iyo dal dhal oo burburay,waxay kasoo bilawday xaalad qadhaadh oo qasan,ilaahay wuxuu garansiiyay garaad toosan oo...

Nin xumaa daneeyoo Waxa jira damqanayee Yaanu xagal ka daac iyo Gol daloolo kala...

0
Nin xumaa daneeyoo Waxa jira damqanayee Yaanu xagal ka daac iyo Gol daloolo kala helin Deegaanta noloshiyo Darantiyo samaantana Ninkii doonayoow taas Daw loo maraa jira Umad yahay daryeelkaa isku duubnidaa...

Wasiirka Qorshaynta Qaranka Somaliland Oo Gaadiid Loogu Talo Galay Ololaha Xisbiga KULMIYE Ku Wareejiyay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka qorshaynta Qaranka Somaliland ayaa gaadiid loogu talo galay ololaha KULMIYE ku wareejiyey gudoomiyayaasha degmooyin hoos yimaada gobolka Hawd. https://youtu.be/T7oSrSoHZb8