Sports: Messi oo Dhaliyay Goolkii 500-aad Mudadii uu Garoomada Kubbadda Cagta ku Jiray iyo...

HargeisaPress —Lionel Messi, ayaa dhaliyay goolkiisii 500-aad mudadii uu garoomada ku jiray, kaasoo uu ka dhaliyay kulankii Valencia 2-1 kaga badisay Barcelona ee sababay...

Premeir League Oo Lagu Dhaliilay Baroor-diiq La’aanta Xasuuqii Masaajidka

Xidhiidhadda Kubadda Cagta Ingiriiska Ee Premier League, English Football League (EFL) iyo Football Association (FA) ayaa lagu dhaliilay in todobaadkan xushmad iyo maamuus baroor...

Dawladda Ingiriiska oo Dabada ka Riixaysa Sharci Taageerayaasha u Suurto-gelinaya Aayo ka Tashiga Kooxohooda

HargeisaPress — Dawladda Ingiriiska, ayaa dabada ka riixaysa sharci taageerayaasha kooxaha kala duwan ee horyaalka u ogolaanaya inay door weyn ku yeeshaan go’aan ka...

Mo Farah: Wax Khalad Ah Ma Sameyn

Chicago (Hargeisa Press)- Orodyahanka Mo Farah ayaa ku adkeysanaya inaanu sameyn wax khalad ah, xilli su`aalo laga weydiinayo tababarihiisii hore ee xayiraadda lagu soo...

Masuuliyiinta Wasaarada Ciyaaraha iyo Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Si Wada-Jira U Hirgaliyey Tartanka Orodka...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa maalintii shalay ahayd caasimada JSL ee Hargeysa ka dhacay tartan dhinaca orodka ah oo ay soo qaban qaabiyeen Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee...

Jose Mourinho: Man Utd confirm former Chelsea boss as new Manager

HargeisaPress —Jose Mourinho has been officially confirmed as Manchester United manager and has signed a three-year contract.He replaces Dutchman Louis van Gaal, who was...

Messi Oo Iskuul U Dhisay Carruurta Suuriya

HargeisaPress —Xiddiga Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka mid noqday dadka u dambqaday carruurta dagaallada Suuriya ka dileen rajada iyo nolosha ee ay qaar...

Yaya Toure Oo Ku Guuleystay Abaal-Marinta BBC-Da Ee Cayaartoyda Afrika Ee 2015-Ka + SAWIRRO

HargeisaPress — Yaya Toure ayaa ku guulaystay in uu noqdo cayaaryahanka kubadda cagta africa ee sanadka 2015 ee BBC ay bixiso.Cayaaryahanka 32 jirka qadka...

Waa in Dugsiyada Gaarka Loo Leeyahay Ay u hogaan samaan Xeer-nidaamiyaha loo dejiyey

Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland oo ahaa 217 dugsi ayaa haatan gaadhay 315 Dugsi ku waas oo isugu jira kuwo Sare/ hoose iyo...

Man City oo Guul-darrada Xilli-ciyaareedkii Hore Kaga Jawaabaysa iibka Laacibiinta ugu Fiican

HargeisaPress — Manchester City ayaa ballan-qaaday inay hungadii xilli-ciyaareedkii hore ka raacday kaga jawaabayso inay sannadkan ka dhex-muuqato suuqa kala iibsiga ciyaartoyga, isla markaana...

Latest News