Dallada SONYO Iyo Shirakada Game Oo Daah Furay Tartan Kubada Cagta ah
Hargeysa, (HargeisaPress) —Dalladda Dhalinyaradda ee SONYO iyo haayadda GAME ayaa Daah furay barnaamij ciyaaraha ah oo kor loogu qaadayo ciyaaraha iyo isdhexgalka dhalinyaradda. Barnaamijkan...
Xulka Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Ku Guuleystey Tartankii Koobka Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland...
Hargeysa, (HargeisaPress) – Xulka dawladda Hoose ee magaaladda Hargeysa ayaa ku guuleystey tartankii kooxaha heerka koowaad, labaad iyo saddexaad ee koobka xidhiidhka kubadda cagta...
Cristiano Ronaldo oo Noqday Laacibka Real Madrid ugu Safashada Badan Xilli-ciyaareedkan iyo Warar kale
HargeisaPress — Cristiano Ronaldo, ayaa noqday laacibka keliya ee joogtada uga qaybgalay kulamada Real Madrid xilli-ciyaareedkan yeelatay, taasoo ka caawisay inuu dhaliyo inta badan...
Tacsida Marxuum Cabdillaahi Ibraahim
Bahda Shabakada Hargeisa Press, waxay ay iyagoo isku duuban ay si wadajir ah u tacsiyaynayaan geerida ku timid allaah ha u naxariistee Marxuum Cabdillaahi...
Isku-aadka Warreega 16-ka ee Ciyaaraha Qaramada ee Euro 2016-ka oo la Shaaciyay
HargeisaPress — Isku-aadka warreega 16-ka ee Euro 2016-ka oo la shaaciyay ayay ciyaarta ugu adag dhex-mari doontaa Spain iyo Talyaaniga, halka Ingiriisku kala ciyaari...
Manchester United fire manager Jose Mourinho
LONDON (AP) - Jose Mourinho was fired by Manchester United on Tuesday after failing to restore its status as a major European force in...
Football fraternity in Somalia divided ahead of FIFA President Infantino’s visit
The football fraternity in Somalia is a divided house even over the running of the sport even as the country awaits for the historic...
Mourinho oo Masuuliyiinta Chelsea ugu Baaqay Keenitaan Ciyaartoy Cusub oo Tayo Leh
HargeisaPress — Jose Mourinho, ayaa masuuliyiinta Chelsea ugu baaqay inay kooxda keenaan ciyaatoy cusub ka hor inta aannu iibka ciyaartoygu xidhmin, isagoo ku canaantay...
Soo Galeetigii La Necbaa Ee Mar Keliya Isu Beddelay Halyeeyka Qaranka Portugal
Lisbon, (HargeisaPress) —Ciyaaryahanka madowga ah ee Ederzito Antonia oo ku magac dheer Eder marnaba abidkii kuma uu fikirin in ay taariikhda u geli doonto...
Guddidii Go’aaminaysay Wakhtiga Kulanka EL-CLASSICO Laga Dhigayo oo Go’aan Gaadhay
Madrid (Hargeisa Press)- Guddidii tartanka horyaalka La Liga ee loo xilsaaray inay shaaciyaan wakhtiga sida rasmiga ah dib loogu dhigayo kulanka ugu xiisaha badan...