Hodgson oo Dhibaato u Arka in Man City iyo Liverpool Gaadhaan Final-ka Ciyaaraha Yurub...

0
HargeisaPress —Tababare Roy Hodgson, ayaa sheegay inay xulka England guul-darro u tahay haddii Man City iyo Liverpool gaadhaan Final-ka koobabka Champions League iyo Europa...

Cristiano Ronaldo oo Xaaskiisa Bil Walba Magaalo Joog U Siiya 100 Kun oo Doolar

0
Rome (Hargeisa Press)- Wargeyska Corriere dello Sport ee wax ka qora ciyaaraha qaaradda Yurub ee kasoo baxa magaalada Rome ee dalka Talyaniga ayaa kusoo...

“Halkey ku Dambeysay Lacagtii Tartanka Ceerigaabo?” Xisbiga KAAH

0
Hargeysa (HargeisaPress) –Xoghayaha Ciyaaraha Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH ayaa ka hadlay cabasho ka taagan tartanka Horyaalka Gobollada, gaar ahaan magaalada Ceerigaabo ee xarunta...

“Ma sharcibaa in Ciyaartoy reer Somaliland ka soo Ciyaaran Xamar” Xisbiga Kaah

0
Hargeysa (HargeisaPress) –Xoghayaha Ciyaaraha Xisbiga Mucaaridka ah ee KAAH Xasan Waraabacadde ayaa markii u horeysay ka hadlay ciyaartoy reer Somaliland ah oo ka soo...

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland oo Xilkii la Wareegay + SAWIRRO

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka cusub ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha Somaliland Md. Cabdirisaaq Waaberi Rooble ayaa maanta xilkii wasaaraddaasi kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaradda...

Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha...

0
HargeisaPress —Tartamada shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ayaa maraya heer xamaasad  badan waxaana socda loolanka adag ee ay kooxaha horyaaladani ugu jiraan...

Brazil oo Walaac ka Muujisay Casaan Neymar la Siiyay Dhamaadka Kulankii Colombia ka badisay

0
HargeisaPress — Brazil ayaa walaac ka muujisay Neymar kadib markii garoonka laga saaray dhamaadka kulankii ka tirsanaa Copa America ee Colombia ka badisay, kaasoo...

Warbixin: 63 Sano Ka Hor Dharaartii Somaliland Gobanimada Heshay 26-June 1960

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Saddex iyo Lixdan sano ka hor, waxa ay ahayd maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-kii June 1960...

Kooxaha Heerka Labaad ee Kubbadda Kolayga oo Tartan Uga Furmay Hargeysa + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Tartanka kooxaha heerka labaad ee kubbadda Kolayga, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay garoonka Timacadde ee caasimadda Hargeysa shalay. Xaflad loo sameeyey furitaanka tartankan...

Real Madrid oo Hanatay Koobka Spanish Super Cup

0
Jedah (Hargeisa Press)- Real Madrid ayaa ku guuleysatay koobka Spanish Super Cup ka dib markii ay rigoodhe 4-1 ku garaaceen kooxda Atletico Madrid ciyaartii...