Gudoomiyaha Cusub ee Ciyaaraha Fudud soo bandhigay qorshayaal lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Cusub ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaaro), ayaa daboolka ka qaaday cabaqadaha rasmiga ah ee hortgaan...

Maayarka Laascaanood Oo Ka Hadlay Gubashadii Suuqa Hargaysa

0
Laascaanood (HP): Maayarka magaaladda Laascaanood C/raxiin Cali Ismaaciil, ayaa ka hadlay khasaarihii uu gaystay Dabkii qabsaday suuqa Waaheen ee magaaladda Hargaysa. Waxaanu arrintaasi ku tilmaamay...

Taliye Taani oo Abaalmariyey Orodyahannada Kooxda Gaashaan oo Toban Koob Hantiyay

0
Hargeysa (HargeisaPress)– Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani, ayaa abaalmariyey kuna qaabilay Miiska Sarakiisha Oradyahano ka tirsan kooxda Gaashaan oo ku...

Madaxweyne Biixi oo Shaaciyay Qoddobada Ay Kala Dadleen Mareykanka

0
Washington (HP): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in farriinta ugu weyn ee ay gaadhsiiyeen Maraykanku ay ahayd sidii Somaliland caalamka uga...

Isku-aadka Wareegga 16-ka Ee koobka Adduunka oo La Soo Saaray

0
Doha (Hargeisa Press) – Wareega group-yada ee koobka adduunka ee ka socda dalka Qatar, ayaa la soo gabagabeeyay waxaana hadda loo soo gudbay wareegga...

War Cusub oo Ka Soo Yeedhay Xaaladda Tababaraha Arsenal Ee Uu Ku Dhacay Corona

0
London (Hargeisa Press)- Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa sheegay "inuu hadda soo roonaanayo", kaddib markii laga helay Caabuqa Corona. Kooxda Gunners ayaa albaabbada isugu...

Falanqeyn: Kulamadii Xalay Ee Koobka Addunka iyo Kuwa Maanta

0
Doha (Hargeisa Press) — Kabtanka Xulka K/cagta ee Wales Gareth Bale, ayaa ka cadhaysiiyay Mareykanka kulankii ay labada xul iskaga horyimaadeen garoonka Ahmed Bin...

Isku Aadka Group-yada Ee Champions League-ga oo La Sameeyay

0
Istanbul (Hargeisa Press) – Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu sameeyay isku aadka heerka guruubyada ee tartanka Champions League-ga. Kooxda Manchester City, ayaa...

Warbixin: 63 Sano Ka Hor Dharaartii Somaliland Gobanimada Heshay 26-June 1960

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Saddex iyo Lixdan sano ka hor, waxa ay ahayd maalintii ay Jamhuuriyadda Somaliland Xornimadeeda ka qaadatay Boqortooyadii Ingiriiska 26-kii June 1960...

“Shaqsiyaadka Dacaayadanaya Xarunta Dhaqanka Hargaysa Waxay Diiddan Yihiin Jiritaanka Somaliland”…

0
Waxaa iska cad oo muuqata in dadka dacaaydinaya xarunta dhaqanka Hargeisa ay yihiin dad diidan qaranimada somaliland iyo horuumarka dalkan somaliland, balse aanay diidanayn...