HargeisaPress — Waxaa garoonka Santiago Bernabeu Stadium ka dhaceysa caawa kulanka ugu weyn kulamada ciyaaraha kooxaha kubada cagta adduunka ee El Clasico.
Waxaa iska horimaanaya kooxaha Real Madrid iyo Barcelona oo ah kooxaha colaad gaamurtay oo kubadeed ay ka dhaxeyso, waana kulankoodii 229aad.
Wajiyo cusub ayaana caawa ka muuqda kulankaan kuwaasoo markii ugu horeysay khibrad u yeelanaya kulanka El Clasico.

Noses in front: Pepe headed home unmarked from a corner at the start of the second half to give Real the lead Photo: GETTY IMAGES
Shaxda ay labada kooxood ku soo galeen:
Real Madrid: Casillas; Carvajal, Pepe, Ramos, Marcelo; James, Modric, Kroos, Isco; Ronaldo, Benzema
Barcelona: Bravo; Alves, Mascherano, Pique, Mathieu; Busquets, Iniesta, Xavi; Suarez, Messi, Neymar.
Ibraahin Yusuf — Hargeisa Press News Desk