Wasiirka Cusub ee Maaliyadu ma ku hafan doonaa caqabadaha horyaala mise durduruu ku dhaafi...

0
Wasiirka cusub ee Maaliyadda Yuusuf Maxamed Cabdi tan iyo intii la doortay fagaarayaasha uu ka hadlo waxa uu ka jeediya hadalo macaan oo u...

Miiska Kala Saraynta Gool Dhalinta Shanta Horyaal Ee Yurub Ugu Waa Wayn Iyo Xidigaha...

0
HargeisaPress —Tartamada shanta horyaal ee Yurub ugu waa wayn ayaa maraya heer xamaasad  badan waxaana socda loolanka adag ee ay kooxaha horyaaladani ugu jiraan...

Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Si Adag Uga Hadlay Shirkii Shalay Ee Wasiiradii Xukuumadii...

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Qoraa mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaa si adag uga hadlay shirkii shalay ay iskugu yimaadeen wasiiradii xukuumadii madaxwayne Siilaanyo. https://youtu.be/HE7GZly4kGA

MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI XUKUMAD NOOCEEYA AYUU SOO DHISAY !!??

0
(Biyo fadhiya, Biyo socdaa dhaqaajiya )Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi maalintii xil wareejinta waxa uu ka jeediyay qudbad qiimo badan oo aan loo soo qorin...

Shirkadaha Dahabshiil Waxay Tacsi u dirayaan Reer Gaba-xaddi oo dhan

0
Guddoomiyaha Shirkadaha Dahabshiil, Xaaji Maxamed Siciid Ducaale, Maamulaha Guud ee shirkadaha Dahabshiil, Cabdirashid Maxamed Siciid, Ku-Xigeenka  Maamulaha Guud Cabdiraxmaan Cali Cabdi, Maareeyahaha DMT Cabdirashid...

Hoygaaga hal ka eeg (Turn the ship around)

0
                                                        Hoygaaga hal ka eeg (Turn the ship around) Dhagahu way iixirnaayeen,,dhaqaaqna iguma jirin, jarbaan iga xigay dhinackasta, hiilna hadalkiisaba daa balse waxaa igu jiray...

Sacuudiga Oo Hawada Sare Ku Xakameeyey Gantaal Ku Jihaysnaa Magaalada Riyaadh

0
Riyad, (HargeisaPress) —Isbeheysiga uu Sacuudiga hoggaaminayo ee dagaalka kula jira Xuutiyiinta Yaman ayaa sheegay in ay qabteen gantaal  kusii jeeday magaalada Riyaadh, sida uu...

Gudoomiyaha Cusub ee Ciyaaraha Fudud soo bandhigay qorshayaal lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Cusub ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaaro), ayaa daboolka ka qaaday cabaqadaha rasmiga ah ee hortgaan...

Dallada SONYO Oo Maanta Xustay Maalinta Socdaalka Aduunka

0
Hargeysa (HargeisaPress) —Dallada Dhalinyarada Somaliland ee SONYO oo Kaashanaysa Haayadaha GIZ iyo IOM ayaa maanta munaasibad balaadhan oo lagu xusyay maalinta socdaalka Aduunka ku qabatay...

Google Oo Soo Saaray Kooxaha Loogu Raadinta Badnaa Premier League Sannadkan 2017-Ka

0
HargeisaPress —Manchester City uma soo baxdeen tartamada Yurub haddii miiska kala sareynta Premier League lagu qiimeyn lahaa sida magacooda loogu baadhay shabakada Google.Kooxda hogaamineysa...