Siyaasi darjiidhay oo diinta meelkaga dhacay, maalmihii lasoo dhaafay waxa aad loga hadlayey ย Magalada Hargeisa Qoraal taxxane ah ย oo uu qoray Maxamed C/daโuud oo ahaa Badhasaabkii Hore ee Gobalka Maroodi-jeex waxa uu ciwaan uga dhigay Heesa iyo Muusigu maxaaraanbaa? Isaga ayaa ka jawaabay waxa lakiin layaab noqotay inย uu sicad ย inkaro Nas iyo daliil kasta oo diinta ku sugan waxana hadaladiisii ka mid aha โmajiro hal Ayad ama Xadiis xarantinimayanaya Muusiga iyo Heesa)ย isaga oo Alle SWT Quraanka kuleh Suratul ( Luqmaan) ย Ayada 5aad.
โdadka waxaa ka mida qaar iibsanaya gadanaya sheeko mideeda laysku mashquuliyo,wakhtiga laysku dhaafiyo maaweelo ah iyagga oo aan cilmi ulahayn , waxanay ka dhigganayaan ย jees jeesย waxanay ย leeyihiin kuwaasi cadaab dulleeya).waxaa saaย ku fasirayย asaxaab ย badan ย ย sida Turjumaannun Qurโaan C/laahi ibunu Cabaas oo Nabigu SCW ugu duceeyeyย in Alle Kitaabkiisa fahansiiyoย Fasirkiisana ย baro. Waxana Xadiiska saxeexinaya Cullimo badan sida Imaamu Bukhaari uu ku sheegayo Kitaabkiisa Fii adabulย Mufrad, Ibinu Shayba,Ibinu Jariir Adabari . Waxa kale oo ka suganย C/laahi Ibinu Mascuud oo Nabigu Scw yidhi qofkii doonaya Quraanka inuu u akhriyo sidii uu ku soodegay ha qaato qiraโada ย C/laahi Ibinu Mascuud waxanuย uu ku dhaartayย saddex jeer C/laahi Ibinu Mascuud in Ayadaasi ku soo degtaya Heesaha. Waxana Xadiiskaa saxeexinaya Culimo badan sida Ibinu Qayim, Ibinu Shayba, ย Waxa kale oo ka sugan Cikrima Mawla ibinu Cabaasย oo ka mida ardaydii saxaabada inuu Ayadaa ku fasiray Heesaha. Waxa uu leeyahayย Imaamu Waaxidiย Culumada Tafsiirka badan kooduย waxay Ayadaasi ku Fasireenย Heesah suโaasha iswaydiin tale waxay tahay haddii Tafsiirkii Asxaabta, ardaydoodii iyo Salafkiiย saa yahay mawaxaynu qaadannaaย wadaad manta jooga Tafsiirkiisa.? suโaashu waa Maya maxaa yeelay Alle waxa uu ku amaanay Asaxaabta fahanka diinta iyo Manhaj kooda. waxa kale Alle Quraanka Suratul ย ( Albaqra )ย Ayadda 136aad. Alle ย ku leeyahay. โsidaad wax u rumayseen haday u rumeeyaan way hanuuneenย ย si ka duwan haday u qaataan u way idin khilaafeen.โ ย ย ย Sidoo kale Nabiguna SCW waxa uu xadiis saxeexa ku leeyahay โUmadayda waxaa ka mid noqon doona oo aakhiru samaanka iman doona qaar xalashada Sinada, Xariirta,Heesah iyo Muusiga.โย markale waxaย laga warinayaa Anas Ibinu Maalik inuu Nabiguย SCW yidhi laba cod ama laba sawd ย oo dhegtu maqashaa way nacdalan yihiin adduun iyo aakhiraba ย ย waxana ka mida ย Muusiga ta labaadna waa ย ย Baroorta. ย Maxamed C/daโuud waxa uu ku abtirsadaa Culimada iyo ducaadda mana ah qof jahli loogu cudur daari karo lakiin way muuqataa inuu ka dhacay fahanka diinta iyo nusuusteeda, ย ย binu adamka noloshiisa ayeynaย ka mid tahay wax kasta oo naftu rabto ย iyo aragti kasta oo aan sal lahayn ayaad inayย ayiddo , waxanay tani barmadaw ku noqon doontaa Maxamed C/daโuudย sida ku dhacday qaar badan oo ka horeeyey oo faraย geliyey Diinta ย Alle Xiftiyey.
Waxaan ugu nasteexayn- nayaa Maxamed C/daโuud inuu Alle u soo noqdo kana ย Toobad keeno Xadgudubka iyo gefka uu kula kacay Diinta Islamka
W/Q: C/raxman Colad Cumar
Email: abdirahmaan002@gmail.com
Tell: 0025634177118

















