Waxaa wax lala yaabo ah masuuliyiinta loo diray colaada ka jirta waqooyiga magaalada Burco ee balayga Diiriye Guuleed miyay sii xoojinayaan mise way daminayaan?

0
996

maqaalWaxaan leeyahay masuuliyiinta dadka runta u sheega oo xaqiiqada ha loo sheego imika wasiirku waxa uu sheegay in ayna laba beelood meesha isku haysan oo ay been tahay muxuu u sheegi waaya cida isku haysata hadii ayna ahayn laba beelood wax aanu aqbalayno maaha mana yeelayno waxaanan u aragnaa anrinkaasi in uu yahay garab siin iyo taageero loo muujiyay beesha kale ee aanu is hayno waxaanan leeyahay nimaan kuu furayn ayaanu ku rarin. Ninka yidhi dalkaan abdi deegaanka ulahaa anaa kaaga dawladsan doono ii maqal Waan necebahay diidmada dir halkood u leede waligaaba degenayn Inaan dumiyo maantoon diido horumarkeeda waa dan reer tolkay Dusha intaan ka saarnahay kursiga dad waynuhuu codka iigu doorteen Hadaydaan dagaalamin dhiig ku daadan goobta ka durkina beesha Diwaanka taariikh docna kama gelaysaan waana dar daaran waayeel Waxaan leeyahay qabiilka reer biniin iyo cidi ka danyabysaba Waxaan idin xasuusninayaa abwaankii caanka ahaa rabi naxariistii jano ha siiyee ee Faarax Nuur in uu yidhi:- Dadku inu samran moodayee waa sidii wali Saaciisu nimu buuxsamo sahayda loo qaaday inu socodka hore doonaya Saa sed la hubaaye nafta saacad iyo mirir ka hadhay loo sal dhigi waaye Sagaal geel hadii lala ago siigo kor u duusho Srgada hadii lagala dhaco sarata guudkeeda Siidhgia kolkii nalaa dalbaday sawjar nah moodaye Sibraheeda waa ooli jiray soobir qaawaniye Sinji iyo ab baanu u laahayn sabada mayd yaaleee Anaga soortu nama kaafido subaga dhiin waale Wax kalo sifeeya ma jiro sadarka feedhaaye Sanqaraaraceeda qalbigu saakin noo yahaye Baga lagu sirdamay qaalmaha noo sonkor ahaaye.

 

By Rooda Ismaaciil Faarax.

LEAVE A REPLY