Tacsi Tiiraanyo leh oo ku Socota Wasiirka caafimaadka Somaliland saleebaan xaglotoosiye oo aabihii ku...

0
HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar...

SOMALILAND WAA DAL KU DHEX YAALA GOBOL HOY U NOQDAY ARGAGIXISO , MAAMUL XUMO...

0
Dalka Jamhuuriyada #Somaliland waa dal nabdoon oo dimuqaradi ah isla markaana kaalin weyn oo muuqata kaga jira nabadgalyada Geeska Africa oo ah gobol ay...

“Mar haddii Xajka cibaado loo tegay in la isa salaamo waxba kuma jabna”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa xaaraan ku tilmaamay mushaharka ay qaataan xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland, maadaama ay ku fadhiyaan muddo kordhin...

Bandhiggii Buugaagta Ee Laascaanood iyo Booqashadii Gobolka Sool Qormada 1aad

0
Tan iyo gu’gii 2008da oo Seeska Dhaqanka ee Baddacas (Redsea Cultural Foundation) ay Hargeysa ka bilaabeen bandhigga buugaagta caalamiga ah, waxa uu dedaalkaasi noqday...

MUXUU DAARRAN YAHAY SOCDAALKA WAFTIGA HEERKA SARE AH EE QATAR KU MARAYAAN SOMALILAND IYO...

0
Qatar waa dal aduunka Asia iyo Khaleejka carabtaba caan kaga noqday siyaasad dhex-dhexasdnimo ah oo ay ku kasbadeen indhaha iyo taageerada xidhiidhka aduunka oo...

GUDDOOMIMIYAHA JAAMACADDA HARGEYSA WAXAAN U SOO SHARAXAYAA MUDANE AXMED XASAN CARWO

0
Waxa muddo dheer qas iyo isafgaranwaa ka taagnaa Jaamacadda Hargeysa oo dhex yaalay bulshoweynta Hargeysa oo dhinacyo badan leh. Waxa u gun ah dad...

Labadan Tallaabo Haddii La Qaado Waxay Kor U Qaadaysaa Sumcadii Somaliland

0
Labadan Tallaabo Haddii La Qaado Waxay Kor U Qaadaysaa Sumcadii Somaliland Suxufi:Barkhad-ladiif M. Cumar. Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno  loo kordhiyey Baarlamaanka...

LOOMA OOYAANKII AAN TAARIIKHDA LAHAYN W/Q: Maxamed Cabdikarim (M-Maarshaal)

0
Indhahaygu way ilmaynayeen, qalbigayguna wuu murugoonayay,maskaxdaydu su’alo badan ayay is waydiinaysay, qaraaca wadnahaygu aad ayuu u sareeyay, qalinka iyo buugu waa iskugu kay hagaagi...

Soo Noqoshadii Xujaajta WQ: Maxamed Haaruun

0
Soo noqoshadii waftigii Madaxwayne Xaaji Biixi ee shalay, iyo hadalkii uu Xaaji Kaahin jeediyay ba waa dhegaystay. Kolka laga reebo qodobkii ahaa in ay...

Waxaan Cambaaraynayaa Falkii Foosha Xumaa ee Hakiyay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Degmada Lughaya. Qallinkii: Mohamed Gacayte

0
Waxaan si adag u cambaaraynayaa weerarka lagu qaaday Sanduuqii yaalay goobta "Sabo-Wanaag" oo ay ka socotay Diiwaangelinta Codbixiyayaasha ee  Degmada Lughaya ee Gobolka Awdal....