Eraygaan Odhanaayo Sumad Baan U Yeelayaa…

0
Musharax C/raxman Cirro, horta waxa uu doonayo iyo hankiisa Madaxwayne-nimo 9 sanadood baan la doonayay, maanta na ragg kale ayaa la doonaya oo garabkiisa...

Madaxweynuhu Waxba Inooma Sheegin Oo Ka Warwareegye Waftigan Itoobiya Soo Dirtey Hore Miyaanay aheyn...

0
Muran Kama Joogo,oo Marka aynu Isku Fiirinno, Damdamta iyo Sida ay Arimuhu usocdaan Hawshu Wey ka Culus Tahey Imaatin Farmaajo, iyo Wixii Lahalmaala, markeynu...

Wasiirro Soo Afjaray Colaad Muddo Ka Taagnayd Gobolka Sanaag

0
Ceerigaabo (Hargeisa Press)- Wasiiradda wasaaradaha Kalluumaysiga iyo Caafimaadka Somaliland, Masuuliyiinta Maaamulka Gobolka Sanaag iyo Degmada Ceerigaabo iyo Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada, ayaa soo...

Cugashada Guracan & Sooyaalkii Seed: Qaybtii 2 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Akhriste, qormadii koowaad ee taxanaha Cugashada Guracan & Sooyaalkii Seed, waxaan Hordhac...

“Dariiqa Ay Somaliland Aqoonsiga Ku Raadinaysay Waa Khalad iyo Qardo-jeex”…

0
Hargeisa (Hargeisa Press.com): Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa soo jeediyay in Somaliland ay dib uga noqoto dariiqii hore ee ay mari jirtay aqoonsi raadinta,...

Taliye Taani Waa Hanti Qaran Wuxuuna Mutaystay Bilad Geesi Taariikhdaana Xusi Doonta

0
Sida lawada ogsoonahay Ummad kasta oo dunida ku nooli waxay leedahay taariikh u gaar ah oo lagu qoro Diiwaankeeda. Taasoo ka turjumaysa maraaxilkii kala duwan...

Cabdiraxmaan Caddami oo Sheegay In Aanay Doorasho Qabsoomayn Wakhtigii Loo Mudeeyay

0
Hargeisa (HargeisaPress)– Aqoonyahan Cabdiraxmaan Caddami ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka oo wakhtigii loo mudeeyay soo dhowdahay. Cabdiraxmaan Caddami ayaa waxa...

XUKUUMADA MADAXWAYNE BIIXI WAXA AY QABAN KARI WAYDAY DOORASHOOYINKII DALKA EE MUDAYSNAA , WAXAANA...

0
GEEDI SOCODKII DIMUQARADIYADA IYO DOORASHOOYINKII SOMALILAND OO GOD MADAW KU SII DHACAYA IYO MUDO KORDHIN AAN DURUUFO KEENAY LA GARANAYN OO LUXUDKA DHIGAYSA MUSTAQBALKII...

Waxaa Tababar U Baahan Xildhibaan Xasan Cawaale Iyo Sheikh Cadeeye . Qalinkii : Mohamed...

0
Anigoo ah Mohamed Hasan Adan ahna nin dhalinyaro ah oo ku nool magaalada hargeysa, waxaan halkan ugu jawaabayaa xildhibaan xasan cawale caynaan , kaasi...

Dhacdo aan ka Salguurin Maankayga Qallinkii: Mustafe M Hassan

0
Waxaan aad uga xumahay in wakhtigan aan ku jirto aan arko askariga si arxan daro ah ugu ulaynaya gabadh ardayad ah oo xidhan dirayska...