Maxaa Xayiray Aqoonsiga Somaliland Raadinaysay 28-ka Sanadood?

0
Tirsigii kan ka horeyey ee Runtu ma fanta waxaynu kasoo hadalay arrintii ahayd in Somaliland aanay aqoonsi heli Karayn ila iyo inta ayQoraal ahaanku...

ROODA AXMED: Beentu waa calaamadaha MUNAAFAQA, oo hoygiisu yahay NAAR

0
salaan ka dib, waxaan aad ula yaabay muuqaal gabadh la yidhaahdo Rooda Axmed Yaasiin (sheegata xil aanay ummada iyo xisbiga UCID u hayn) iyo...

Maxaad ka og tahay Somaliland ta qarsoon? !!! Qalinkii: Muhamed Dhimbiil

0
Waa danyar aad ka naxayso hoyga ay ka galaan dhaxanta iyo roobka iyo waliba qoraxda kulul ee dalka, waa qoys ka kooban Shan caruur...

Xisbiga Kulmiye Ee Muse Bixi hoogaminayo oo sharci jebin sameeyay/gawadhi sameecada lagu rakibay oo...

0
Waxaa maanta ilaa caawa  ka socda magaalo madaxda labaad Burco  olaale ay wadan  dhamaan xubnaha dawlada  Muse bixi oo ah musharaxa xisbiga Kulmiye  Madaxweynaha...

Murugsanaan siyaasadeed oo u eeg ta maanta darteed ayaanu ugu tagnay madaxweyne Rayaale 2007-kii

0
Kulankaa waxaanu madaxweynaha u wada  tagnay oo aan la socday Muj BoobeYuusuf Ducaale, Prof Saleebaan Axmed Guuleed, Prof Maxamed Siciid Gees, AHN Dr Adam...

Paris: Xus Loo Sameeyay Askartii Somaliland Ee Ku Dhintay Dagaaladii 1aad iyo 2aad

0
Paris (Hargaysa Press): Wasaarada gaashaandhiga dawlada Faransiiska ayaa  qabatay munaasibad lagu xusayay Askartii reer Somaliland ee ka qayb galay kuna dhintay dagaaladii Koowaad iyo...

Madaxweynuhu Waxba Inooma Sheegin Oo Ka Warwareegye Waftigan Itoobiya Soo Dirtey Hore Miyaanay aheyn...

0
Muran Kama Joogo,oo Marka aynu Isku Fiirinno, Damdamta iyo Sida ay Arimuhu usocdaan Hawshu Wey ka Culus Tahey Imaatin Farmaajo, iyo Wixii Lahalmaala, markeynu...

Eraygaan Odhanaayo Sumad Baan U Yeelayaa…

0
Musharax C/raxman Cirro, horta waxa uu doonayo iyo hankiisa Madaxwayne-nimo 9 sanadood baan la doonayay, maanta na ragg kale ayaa la doonaya oo garabkiisa...

“Dariiqa Ay Somaliland Aqoonsiga Ku Raadinaysay Waa Khalad iyo Qardo-jeex”…

0
Hargeisa (Hargeisa Press.com): Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe, ayaa soo jeediyay in Somaliland ay dib uga noqoto dariiqii hore ee ay mari jirtay aqoonsi raadinta,...

Taliye Taani Waa Hanti Qaran Wuxuuna Mutaystay Bilad Geesi Taariikhdaana Xusi Doonta

0
Sida lawada ogsoonahay Ummad kasta oo dunida ku nooli waxay leedahay taariikh u gaar ah oo lagu qoro Diiwaankeeda. Taasoo ka turjumaysa maraaxilkii kala duwan...