Nairobi: Soomaali Laga Dhacay 60 Kun oo Dollar

0
Nairobi (Hargeisa Press) – Muuqaal ay duubtay Kamaradda Qarsoon ee loo yaqaano CC Tv ayaa muujinaya nin Soomaali ah oo Lacag dhan Lixdan kun...

RUNTU MA FANTAA? XISBIYADA MUCAARADKA AH WAXAY DANTOODU KU JIRTAA DOORASHADA OO LA QABTO!!!

0
Waxaybu ognahay in xisbiyada mucaaradka ah iyo xukuumadu muddo laba sano ku dhaw isku hayeen arrimahan: - In Komishankii hore la kala diro - In tirada...

Nin Shimbir ka cararaya oo geeridiisa la kulmay

0
Nin u dhashay waddanka Australia ayaa geeriyooday ka dib markii uu shil la galay baaskiil uu kaxeynayay, isagoo xilligaas isku dayayay inuu ka baxsado...

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta oo Berbera ka furay kulan lagu soo bandhigayay waxyaabihii...

0
Berbera, (HargeisaPress)—Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka ayaa Magaalada Berbera ka furay kulan socon doona Mudo 2 cisho oo lagu soo bandhigayay...

Tacsi Tiiraanyo leh oo ku Socota Wasiirka caafimaadka Somaliland saleebaan xaglotoosiye oo aabihii ku...

0
HargeisaPress — Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha, Shaqaalaha Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin (Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar...

“Mar haddii Xajka cibaado loo tegay in la isa salaamo waxba kuma jabna”…

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, ayaa xaaraan ku tilmaamay mushaharka ay qaataan xildhibaanadda golaha Wakiiladda Somaliland, maadaama ay ku fadhiyaan muddo kordhin...

SOMALILAND WAXA AY U BAAHAN TAHAY SHARCI IYO QORSHE AY KU WAAJAHDO WADAHADALKA SOMALIA!!

0
Somaliland sida taariikhda ku xusan waxa dadkeeda ku badan jibada iyo caadifada , waana sababtii dawladninadii aynu helnay 1960kii aynu jarka uga tuurnay ee...

SOMALILAND WAA DAL KU DHEX YAALA GOBOL HOY U NOQDAY ARGAGIXISO , MAAMUL XUMO...

0
Dalka Jamhuuriyada #Somaliland waa dal nabdoon oo dimuqaradi ah isla markaana kaalin weyn oo muuqata kaga jira nabadgalyada Geeska Africa oo ah gobol ay...

MUXUU DAARRAN YAHAY SOCDAALKA WAFTIGA HEERKA SARE AH EE QATAR KU MARAYAAN SOMALILAND IYO...

0
Qatar waa dal aduunka Asia iyo Khaleejka carabtaba caan kaga noqday siyaasad dhex-dhexasdnimo ah oo ay ku kasbadeen indhaha iyo taageerada xidhiidhka aduunka oo...

Labadan Tallaabo Haddii La Qaado Waxay Kor U Qaadaysaa Sumcadii Somaliland

0
Labadan Tallaabo Haddii La Qaado Waxay Kor U Qaadaysaa Sumcadii Somaliland Suxufi:Barkhad-ladiif M. Cumar. Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda sanno  loo kordhiyey Baarlamaanka...