Cabdiraxmaan Caddami oo Sheegay In Aanay Doorasho Qabsoomayn Wakhtigii Loo Mudeeyay

0
760

Hargeisa (HargeisaPress)– Aqoonyahan Cabdiraxmaan Caddami ayaa walaac xoogan ka muujiyay qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka oo wakhtigii loo mudeeyay soo dhowdahay.

Cabdiraxmaan Caddami ayaa waxa uu dhaliilay Xisbiyada iyo Xukuumada isagoo ku eedeeyay in ay lumiyeen fursadii Doorasho lagu gali lahaa.

Dhinaca kaleCabdiraxmaan Caddami ayaa  ka hadlay gudi Midowga Yurub oo wakhtigan dhex-dhexaadinaysa Xukuumada iyo Xisbiyada mucaaridka, Waxaaana uu sheegay in aanay marnaba suurto gal ahayn in Doorashadu qabsoonta xataa hadii ay heshiiyaan Xisbiyadu.

Hargeisa Press.com/Hargeisa Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here