Xisbiga Kulmiye Ee Muse Bixi hoogaminayo oo sharci jebin sameeyay/gawadhi sameecada lagu rakibay oo dadka Bariga Burco leh soo dhaweeye Muse Bixi oo beri imanayaa,

0
773

Waxaa maanta ilaa caawa  ka socda magaalo madaxda labaad Burco  olaale ay wadan  dhamaan xubnaha dawlada  Muse bixi oo ah musharaxa xisbiga Kulmiye  Madaxweynaha in khasab lagu soo dhaweeyo beri isaga iyo wafti dawlada oo madaxweyne kuxigenka iyo wasiro .

 

 

Waxaa ilaa maanta ku wareegayay magalada gar ahaan dhiinaca bariga Burco gawadhi lagu ogaysiinya dadka degen inay soo dhaweeyan Musharaxa Madaxweynaha Muse Bixi laysugu yimaado xarunta xaafiska .arintaas oo ku tusaysa in anay Muse Bixi laga ogalayn Todheer oo Wasir xirsi la wareegay tageerayashi  waxaa uu dalila marki ilaa maanta ilaa cawa gawadhidi dadki meel kasta kaga qayliyen oo yidhaahden .muse Bixi Dooni Mayno.Muse Bixi Cod uma hayno. Xirsi Me .Xirsi waa Halyey.xirsi ayaanu nahay iyo kalmado uu qus gooyay gawadhidi ku wareegaysay.

 

Waxaa arintan Kulmiye sameeyay noqotay  xeer jebi.madama an la ogalayn in gawadhi la saro iyo kanbayn oo la ogol yahay wakhtiiga kanbaynka.  Waxaa dacwad gudbiyay cawa oo aad uga cadhooday xisbiyadda mucaaridka Wadani iyo Ucid  oo warqada u gudbiyay guddida Anshaxa Ee Komishanka oo jawaab ka sugayan.

 

Waxaa dadku iswaydiinayan side ayaa Muse Bixi iyo Kulmiye iyo dawladooda lola tartami kara mar haday dadkii khasab ku sarayan sharciina jabiyen.bal waxaynu egna talabada ay ka qadan guddida anshaxa,

 

 

CALI JAMAC FARAX

calijamacfarax@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here