Si Xeeggo-na Xeeggo U Ahaato, Labada Doorasho Iyamaa Dib U Dhigis Leh?

0
HargeisaPress —Somaliland doorashooyin waaweyn ayaa ku soo fool leh, laba ka mid ahi waa ay isa saaran yihiin (Madaxtooyo iyo Wakiillo). Isha ay leedahay...

Soomaali xadday baabuurkii Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya Qallinkii: Ambassador Hussein A. Duale Awil

0
HargeisaPress — Wakhtigii aan safiirka ka ahaa Kenya waxa dhacday in Baabuur “Mercedes” ah oo uu leeyahay Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, Daniel Arap Moi, ay niman...

Meherkii Baaqday! Qormadii Labaad. Maxamed Sidiiq Dhamme.

0
Muqajil baasbuu ahaa oo aan u furfurayn haasawaha hablaha, waxa buur kala cuslayd inuu soo bandhigo dareenka jacayl ee naftiisa biyo dhigay. Berribaad u...

Ururka Qareenada Somaliland Oo Cambaareeyay Xadhig Lagula Kacay Garyaqaan Ka Tirsan

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddoomiyaha ururka qareenada Somaliland oo ay weheliyaan xubno ka mid ah ururka qareenada ayaa si adag uga hadley una cabaareeyeen xadhig ciidamada Boolisku...

Guddoomiye Sharmarke Geelle Oo Kulan Hambalyo Iyo Dardaaran Ah Berbera Kula Qaatay 50-Ka...

0
“Mucjisooyinkii Tartankii Imtixaanka  Gobolada Ku Soo Aragnay, Waxa Ka Mid Ahayd Dad Walaalo Ah Oo Ku Wada Guulaystay Shaqooyinka, Maantase Waxaanu Hayna Lamaane Qoys...

Dhegoole 7 jir ah oo aabihii sababtiisa ku toobad keenay! Qiso cajab badan by:...

0
Maalin ka mid ah maalmaha ayaa waxaa la eedaamay salaadii maqrib, anigoo u diyaar ah inaan u baxo aniga iyo kuwo saaxiibadaydii xumaa ah...

Maxaad ka og tahay Somaliland ta qarsoon (Darbijiif) By: Muhamed Dhimbiil

0
Waa inamo iyo hablo , waa dad waaweyn iyo dad aad u yaryar , Waxa ay u hoydaan gidaarada iyo dooxyada ( dixda )...

Sool: Maamulka Cusub Ee Degmadda Kalabaydh Oo Xilalka La Wareegay

0
Kalabaydh (HP): Xoghayaha fulinta ee gobolka Sool Ibraahim Jaamac Cabdi, ayaa isagoo fulinaya amarka badhasaabka gobolka Sool  ayaa maanta xilalaka u kala wareejiyay maamulkii...

Guddoomiyaha ololaha KULMIYE ee Maroodi-jeex oo farriin muhiim ah u diray taageerayaasha xisbiga

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Guddoomiyaha ololaha KULMIYE ee Maroodi-jeex oo farriin muhiim ah u diray taageerayaasha xisbiga. https://youtu.be/rXDuUJm32u0

Muwaadin ka qaybqaado ka soo kabashada abaaraha Somaliland Oo Ku Dir Tamartaada Akoonnadan

0
Muwaadin ka qaybqaado ka soo kabashada abaaraha Somaliland lagu badbaadinayo kumanaan iyo kumanaan qoys oo ay ku jiraan carruur yaryar, hooyooyin taag daran, waayeel...