Odoyaasha Gabiley Maanta In ay Ka Hadlaan Bariis May Aheyne Waxay Aheyd In Ay...

0
GABILEYβ€”Waxa ay umada illaahay oo dhami Ka Yaaban Tahey habdhaqanka Afar Oday oo Magaca Gabiley Ku hadala ama.ku shaqeysta, oo Maamulka Golaha Dergaanku ku...

Ereyadii Kacaanki Siyaad Bare Iyo Eryadan Kacaan Beeleedka Axmed Siilaanyo Meel Ayay Kawada Yimaadeen...

0
Ereyadii kacaankii siyaad bare iyo ereyadan kacaan beeleedka axmed siilaanyo meel ayey kawada yimaadeen meelna way kuwada socdaan intaas ka dib sirdoonka dhumucda fog...

Tacsi: ka socota Golaha Degaanka Degmada Burco INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

0
Dhamaan Xildhibaanada Goolaha Degmada Burco waxay dhammbaal Tacsi ah u dirayaa, guud ahaanba shacabka reer Togdheer iyo Somaliland, gaar ahaana qoysaskii qaraabadii .caruurtisi Asxaabtii...

Dhalinyarada Diinta Ka Baxday Dambiga Waxa Leh,Culumada Diinta Maanta Hogaamisa!!!? Qalinkii: Mawliid Axmed Jibriil

0
Waxaan maqlayaa waxa jira dhalinyaro la sheegay in ay diinta islaamka ka baxeen.Hadaba waxa iswaydiin mudan maxaa lagaga faa,iidaysday?   Waxaa odhan karaa waxa lagaga faa,iidaysday...

ali Aareeyow Waysadaad la Da’a tahaye ma waxaad isku haysataa saqiir aan waba laga...

0
Asalaama calaykum dhamaan bulshawaynta reer Somaliland, waxaan maalmahan danbe aan arkaayay xildhibaano aad is odhanayso malaha magaca xildhibaanimo oo kaliya ayay sitaan, oo ma...

HADAAD IS QIIMO TIRTO CIDNA KU QIIMAYN MAYSO WASIIR ABGAA BY: BASHIIR JAMA

0
Waxaan maqaalkaygan kaga hadlayaa arimaha xasaasiga ah eek a taagan gobolka awdal Marka hore waxaan la hadlayaa wasiir abgaal waxaan leeyahey wasiir waxaanad lahayn...

Dhamaan Suxufiyiinta Somaliland iyo Bahda Shabakadda HargeisaPress Waxay Hambalyo Meher Wacan u Dirayaan ...

0
HargeisaPress β€” Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag....

SANAAG: Gobol Aqoon-yahankiisi Ku Shaqo La Yihiin Iyo Duqay Maroorsaday Maamulkii Aqoonta Ubaahanaa

0
SANAAG:- Wado la'aan iyo Go'doon ayaa loo nisbeeyaa Sababta keentay in uu gobolkaasi uga dambeeyo Goboladda kale ee Dalka waxana xubnaha maamulka u ah...

AFRIKA: Soo rogaal celinta Ruushka. Qallinkii : Cabdirashiid Ibraahim Sh. Cabdiraxmaan

0
HargeisaPress β€” 1980, Midawgii Sofiyeeti boqolaal heshiisyo is-afgarad ayuu la galay Afrika. In ka badan 25,000 oo Afrikaan ah oo bartay cilmiga ciidamada iyo...

QOFKA SOMALIGA AH DANTIISU MA WAXA AY KU JIRTAA IN UU 5 DAL YEESHO...

0
"Dood ku lid ah dooda mar kale midnimo" Marka aynu taariikhda dib u raacno dadka Somaalida ee ku nool Bariga Africa waxa ay u noolaayeen...