Xilka qaranku meherad laga taajiro maaha, waa madal loogu adeego ummada. Qalinkii: Maxamed Sidiiq...

0
Masuul sabool ahaa, oo qoyskoguna dhaqaale lagu xanto iyo xoolo dhaxala aan lahayn adduun buuran iyo hayn uu daaro dhaadheer ku binaysto lahayn. Markuu...

Baaq taageero Suldaanka guud oo ka soo Baxaybeesha Suber awal ee yurub

0
Oslo Norway Anigoo ah suldaanka beesha guud ee beesha suber awal ee yurub waxaan halkan ka cadaynaya inaanu taageersanahay suldaanka guud suldaan xasan iyo...

Ilaalinta Deegaanku Waa Aasaaska Hab Dhaqan-dhaqaaleedka Aadamaha: Faallo

0
Macnaha Ereyga Deegaan marka Culimada Bayoolajigu macnaynayaan waxay ku fasireen  waa goob suurtogal ka dhigaysa inay nololi ka jirto, sida Dhul, Hawo, Biyo, Noole...

Cugashada Guracan & Sooyaalkii Seed: Qaybtii 7 Aad. W/Q: Jamal A. Muse

0
"Gorfaynta Taxanaha Duug-reebka Tagtada. Cugashada Gurracan. Saameynta Seed iyo Suyuca Siyaasadda Xisbiga Waddani"   Hoggaaminta Cirro Waa Han iyo Hagardaamo is huwan: Inaga oo wali ku guddo-jira...

Saaxiibadii Naftooda Ku Waayay Weerarki Nairobi

0
NAROBI, kenya —Ugu yaraan 21 qof ayaa ilaa iyo iminka la rumeysan yahay inay ku dhinteen weerarkii Al Shababaab ay ku qaadeen dhismaha Dusit D2...

Kolba Xukuumada Sii Dhacaysaa Lagu Yaqaaan In Ay Taliye Axmed Dacawo Gabiley Keentee ,...

0
Kolba Xukuumada Wakhtigu Gabo Gabada Ka Yahay Ee Ka Baqaysa In Doorashada Lagaga Adkaado Ayaa Waxay Taliye Axmed Dacawo U Soo Magacawdaa Mid Ka...

Hambalyo Meher Wacan: Khadar Cabdi Cawaale Iyo Hamda Aadam Cismaan

0
Maamulaha Qaybta Barashada Maamulka Magaalooyinta ee MachadkaShaqaalaha dawlada Cabdixakiim Cismaan Cali, Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi,  Isu-Duwaha Gobolka Maroodi-Jeex ee Wasaarada...

Ma Talo Ayaynu Kaga Qayb Galnay Shirkii Somalida loogu Qabtay Djibouti?!!!

0
Ra'iisal wasaare ku xigeenkii Somalia ayaa fadhiyay; Djibouti oo aynu ognahay halkay ka taagan tahay qaddiyada Somaliland ayaa gogosha fidisay; innagu ma talaynu ku...

SIDEE LOO BAAJIN KARAA DILKA UU SABOBO KHILAAFKA DHULKU? DOOD FURAN

0
Qormadan Waxay Noqon Doontaa Taxane Aynu Ku Lafo Gurro Dhibta  iyo dilalka Uu Sabobo Muranka Dhulku, iyo sida xal kama dambays ah loogu heli...

Geed loogubayo geed, Waa maqaal ka hadlaya Deegaanka W.Q Kaptanka

0
Inbadan ayaan ka hadlay Siyaasad lakiin maanta waxaan  qalinka khadka ugu shubtay inaan suureeyo deegaanka wanaagsan ee qaniga ah ee ilaahay inagu galladay hanti...