Baaq taageero Suldaanka guud oo ka soo Baxaybeesha Suber awal ee yurub

0
992

Oslo Norway Anigoo ah suldaanka beesha guud ee beesha suber awal ee yurub waxaan halkan ka cadaynaya inaanu taageersanahay suldaanka guud suldaan xasan iyo cuqaashii la socatay iyo siyaasiyiintii beesha ww la socotay  baaqii kasoo yeedhay.
waxaan halkan ka cadaynayaa wixii intaa ka dambeeyey nooca kadaba ciyayaa ee dhaameelka loo daadiyay inaanay na matalin.
sidoo kale beesha salaadiin iyo cuqaaal iyo siyaasiyiin ayay leedahay suldaan xasana uu masuulka beesha yahay.
wixii intaa dhaafsiisan waa waraabe ciyay

 
  Wabilaahi tawfiiq Suldaan Calibayle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here