Makula Tahay In Qofkasto Oo Soomali Ahi Inuu Ku Tago Qaybaha Shanta Soomaalida Bilaa...

0
HargeisaPress —Anigu SU,aashaas waxaan kaga jawaabi lahaa haa waxaanan qabaa in qofkastoo Somali ahi uu xaq u leeyahay sida dadka loo yiqaano American Indian...

Ogaysiis: Xaflada 18 May Iyo Washington,D.C.

0
Waxaa la ogaysiinayaa dadweynaha reer Somaliland ee ku nool magaalada Washington DC iyo nawaaxigeeda in habeenka Sabtida ee bishu tahay May 23, 2015 in la...

Shirkadda TELESOM Oo si Weyn uga Dhex Muqaatey Carwaddii 8-aad ee Ganacsiga Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) – Shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa wacdaro weyn ka dhigtay carwadda 8-aad ee ganacsiga Somaliland, oo ka Sabtidii lagu soo...

Marxuum Ahmed Cabdi Muuse (Banooni) oo maanta si balaadhan loogu aasay Hargeysa

0
Hargeysa,(HargeisaPress)-Waxa manta Xabaalaha Baqiic ee duleedka caasimada hargeysa si balaadhan loogu Aasay Marxuun Axmed Cabdi Muuse Oo Ka Tirsanaa Shaqaalaha Wasaarada Warfaafinta Somaliland. Marxuumka ayaa...

Heestan Waxa layidhaa dhalanteed Waana baydka Kowaad By: Mujaahid Cabdi Muxumed Yuusuf (Cabdi Madoobe...

0
HargeisaPress — Heestan waxa layidhaa dhalanteed ?1. dhalin wada cawaysoo dhawrsooni sheekada isku dhaafsanlayd iyo dhaqankiyo xishoodkii waxa dhaawacee dilay wiil dhiranoo raba dhibyaraan...

XIL. Siciidaw Wax ka Baro Shareecada Islaamka iyo Dastuurka Qaranka

0
  Aniga oo ah Deeq  Aw Muxumed  Xuseen  waxa  aan  halkan kaga jawaab celinayaa hadalo  xajiimaysan   oo been iyo deel-qaaf ah  oo xil.dhibaan siciid cilmi...

Xilka qaranku meherad laga taajiro maaha, waa madal loogu adeego ummada. Qalinkii: Maxamed Sidiiq...

0
Masuul sabool ahaa, oo qoyskoguna dhaqaale lagu xanto iyo xoolo dhaxala aan lahayn adduun buuran iyo hayn uu daaro dhaadheer ku binaysto lahayn. Markuu...

Iyamaa Gar-leh Mucaaridkii iyo Muxaafidkii Dooday…? Qalinkii: Haashi Abdi

0
Beryahanba waxaynu la wada soconay in muran ka taagan yahay dhankii doorashada islamarkaana uu jiro khilaaf siyaasadeed  kaasi oo u dhaxeeya Xukuumada iyo xisbigeeda...

Cashuur Qaadihii Kastamka Kalabeydh iyo Wajaale ee Wasaarada Ganacsigu Maka Dabaalan Doonaa Saldanada Muuse...

0
Sida aynu ku naqaaney Maxamed-case oo kamid ahaa shakhsiyaadkii ugu liitey cashuur qaadayaasha Wasaarada ganacsiga ee Wajaale iyo Kalabeydh kana mid ahaa dadkii ugu...

“Taageerayaasha Waxaanu U Sheegaynaa Shaki Kama Qabno Anagu Guusha Ee Waxaanu La Sugaynaa Marka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani, ayaa  masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye ku eedeeyay inay is hambalyeeyeen oo ay ka baxeen heshiiskii...