Hambalyo Aroos: Xamse Maxamed Muuse Iyo Isra Naasir Maxamed

0
Ayeeyo Xaawa Maygag Samtar, Aabo Axmed Geele Axmed, Hooyo Kaltuun Maxamed Yuusuf iyo Caruurtooda oo kala ah Sawda Axmed Geele iyo saygeeda, Khawla Axmed...

Soomaali xadday baabuurkii Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya Qallinkii: Ambassador Hussein A. Duale Awil

0
HargeisaPress β€” Wakhtigii aan safiirka ka ahaa Kenya waxa dhacday in Baabuur β€œMercedes” ah oo uu leeyahay Madaxweyne-ku-xigeenka Kenya, Daniel Arap Moi, ay niman...

Dhaqanka Qofka oo Gawrac Labada Dhegood Loogu Simo Qaybtii 2β€²aad Faallo: Qalinka Xassan Cumar...

0
David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay Qaybtii hore ee qormadan waxaan ku xusnay David Haines (Hingiriis),...

Sheekh Dirir Oo Ka Hadlay Gafafka Iyo Qaladaadka Ay Ku Dhacaan Dadku Wakhtiyada Soonka...

0
Hargeysa (HargeisaPress) β€”Sheekh Maxamed Cumar Dirir ayaa ka hadlay gafafka ay ku dhacaan dadku wakhtiyada Soonka lagu jiro. https://youtu.be/obceUlqI3XU

Ilaa Ay Dadka Somaliland Heshiis Ku Noqdaan Nidaamka Dowladnimo iyo Sida Wax Loo Wada...

0
Dalka Jamhuuriyada Somaliland waxa uu jiraa 60 sanadood,Β  30 sanadood waxa ay kaga lumeen midnimadii 1 July 1960 kii ee lagu dhisay jamhuuriyadii Somalia...

Tilmaamaha Togan iyo Talaabooyinka Lagu Xasuusan Doono Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta C.laahi Cukuse...

0
Shaqsi kasta oo loo magacaabo xil masuuliyadna qarana loo dhiibo waxa uu ku talaabsadaa in uu dajiyo qorshayaal uu hadba u arko in uu...

Saleebaanow Sadexda Xisbi Qaran Waxay Isla Qaateen Hadaad Kalidaa Hor istaagto Sidii Daadkii Dooxa...

0
Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Waxa Sharaf ugu Filan Taageerayaasha Xisbiga iyo Masuuliyiintaba in Maalintay Adkaadato Laysma Caasiyee Talada Xisbiga UCID. Ayaa Lagu kala...

Madaxweyne SIILAANYO Oo Booqday Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Xanuun U Jiifa Gurigiisa

0
Hargeysa, (HargeisaPress) β€”Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta gurigiisa ku booqday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waarabe) oo xaalad caafimaad u jiifay...

Xukuumada Maanta Iyo Horumarka Dalka Ka Muuqda Midaan La Masuugi Karin.

0
Xukuumada horumarka iyo waxqabadka dalka oo ah xukuumada uu maanta hogaamiyo madaxweyne siilaanyoΒ  ayaa mudadiiΒ  dhawrka sano ahayd ay jirtay waxay qabatay oo dalka...

Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha kulmiye

0
Ujeeddo: Tacsi Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka tacsiyadaynayaa qoyska, qaraabada iyo asxaabta, gaar ahaan Amb. Cumar Xaaji...