Saleebaanow Sadexda Xisbi Qaran Waxay Isla Qaateen Hadaad Kalidaa Hor istaagto Sidii Daadkii Dooxa Waaheen Ayay ku Qaadi……. By: Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka)

0
1012

Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Waxa Sharaf ugu Filan Taageerayaasha Xisbiga iyo Masuuliyiintaba in Maalintay Adkaadato Laysma Caasiyee Talada Xisbiga UCID. Ayaa Lagu kala Badbaadaa,  mar hadii Xisbiyadii qaranku qaateen fikirkii UCID,

Saleebaana Waxaan leeyahay Maanta Cid kaa Jilicsani majirto oo waayeel ayaad tahay Wax Dalkeena Burburiya Haka Talin Manfaca Dalkana adiga inta Ugu badan hela shacabkana nabada kaliya ayaa ku filan,   ee dadka wanaaga jecel wax ka nixiya kaama filayno cimri tagayna ceeb laguma sagootiyo.

FB_IMG_1428328372843

Sadexda Xisbi waxay isla Qaateena kalida hadaad hor is taagto way ku jiidhi,  waayo umadu markay is raacdo waa sida daadka oo cidii hor istaagta daadku wuu qaadaa ee lama joojin karo xan hore na way jirtay ee bal si fiican uga fikir.

Allaa Mahad leh

Abdiqani Ibrahim Salaf (Kaptanka)

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here