SHAN IYO LABAATAN GUURADA 18KA MAY 2016: Rubuc Qarni Fursad U ah Soomali Walba!

0
Hal-qabsi: Waxba Yaanu Xeerkey I Marin, Xoolana I Siin eh, Xaashee Nin Libin Kaa Xistiyey, Xumihii Waa Yaabe,   Tixo ka mid Gabayadii Salaan Carabey-AHUN-   Toddobaadka dambe maalinta taariikhdu...

Maxaa Kaaga Iftiimay Khudbadii Madaxwaynaha JSL ee ka jeediyay Gobolka Togdheer

0
Maxaa Kaaga Iftiimay Khudbadii Madaxwaynaha JSL ee Gobolka Togdheer Mudane Muse Bihi Abdi Ka Jeediyay Soo Dhawayntii Iyo Booqashadii Uu Ku Tagay Gobalka Togdheer...

Cadceedii Qabyaalada Gabiley Oo Gabalkeedii Dhacay.Q3aad. Qallinkii: Naasir Meecaad.

0
Maayarka Magaalada Gabiley Mudane:Maxamed-Amiin Cumar Cabdi Marka Laga Reebo Dhinaca Wadooyinka Oo uu Wax Yar ka Qabtey, Ma Jirto Wax Wayn Oo Waxqabad ah...

Bushaaro U Gaar Ah Qof Kastoo Aqoon Korodhi Bilaash Ah: Haw Daymo La’aan Ee...

0
Waxaa Si toosa Hawada loosoo galiyey Shabakaddii ugu Faa’iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Mareegaha oo ah mid loogu talo galey in...

WhatsApp oo Billaabaya Hab Cusub oo Dad-badan Ay Isku Wici Karaan

0
Milkiilaha shirkadda tiknolojiyadda Meta, Mark Zuckerberg, ayaa shaaciyay in barta WhatsApp ee ay boqollaalka milyan ee qof ku wada xidhiidhaan ay todobaadkan soo bandhigi...

Dhamaan dadka hoos ku qorani waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Maxamed Bk

0
Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress.com, Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid...

Xukuumadani Waxa Ay Awoodi Kari Weyday Qorshe Uga Meel Yaala In Dadweynuhu Kuwada Hadlo...

0
In badan ayey Qorshayaal aaney Waxba ka Qaban karin ama kuwii ugu Fududaa oo aaney Awoodin haddana Waxa ay Xukuumadu been ka Sheegtay in...

Faallo Siyaasadeed: JAHAWAREERKA SIYAASADDA HOGGAAMINEED EE XISBIGA UCID W/Q: Siyaasi Maxamed Maarshaal

0
Bahasha carsaanyadda la yidhaa, way caggo baddan tahay, afarta jihana way u socotaa, lama garto dhinacay u dhaqaaqi doonto, Waxaa  xaalkiisu sidaa ka dhigan...

Yurub-geenyo oo Hargeysa lagu soo Dhaweeyey, kana Hadashay Cafiska Madaxweyne Siilaanyo, Shacabka Somaliland-na Raalligelisay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Fannaanadda Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi (Yurub-geenyo), ayaa maanta ku soo laabatay magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland oo ay tan iyo...

Qabiil Ayaan La Dagalaamayaa Iyo Qabiil Ayaan U Doodayaa Labadab Cabdikarim Ahmed Moogow Adigaa...

0
Abdi karim ahmed mooge, oo ahaa wasiir ku xigeenkii hore ee wasaarada qorshaynta ayaa waxa uu ku sababeeyey xil ka tagistiisii inuu u banbaxayo...