Tacsi uu dirayo Guddoomiyaha kulmiye

0
827

Ujeeddo: Tacsi

Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, waxa uu ka tacsiyadaynayaa qoyska, qaraabada iyo asxaabta, gaar ahaan Amb. Cumar Xaaji Maxamuud (Cumar Dheere) geerida ku timi wiil uu dhalay Marxuum Almis Cumar Xaaji Maxamuud oo ku geeriyooday Hargeysa, laguna aasay maanta (27/10/2015.)

Guddoomiyuhu waxa uu Ilaahay uga baryayaa Marxuumka inuu jannadiisa Fardowsa ka waraabiyo, qoyska, ehelada, qaraabada iyo guud ahaan axsaabtiisiina samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin…. Aamiin…. Aamiin.

 

Xafiiska Warbaahinta ee xisbiga KULMIYE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here