Madaxweyne SIILAANYO Oo Booqday Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Xanuun U Jiifa Gurigiisa

0
1475
Madaxweynaha Somaliland Oo Gurigiisa Kubooqday xaaji ckariim xuseen Cabdi Waraabe

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa Maanta gurigiisa ku booqday Xildhibaan Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabdi-Waarabe) oo xaalad caafimaad u jiifay gurigiisa maalmihii u danbeeyey.

Xaaji Cabdikariim ayaa Madaxweynaha iyo shacbiga Somalilandba uga mahadnaqay ka warhaynta xaaladdiisa, sidoo kalena waxa uu xaajigu u duceeyey qaranka iyo shacbigiisaba.

Dhinaca kale, Marwada xaajiga ayaa uga mahadnaqday Madaxweynaha oo booqashadiisa ka sakow, gaadhsiiyey Taakulo uu ugu Talo-galay in lagu daryeelo Xaajiga.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here