XUQUUQAHA UGU MUDAN EE MUWAADINIINTA WAXA KA MID AH XUQUUQDA SIYAASADEED

0
Xisbiyadu iyaga oo siyaasadii dalka kooto in loogu xidho raba ayaa ay dhexdooduna kooto kale sii tahay oo aan qofku hankiisa ka dhex xaqiijin...

Hudheel Casri Ah Oo Xalay Laga Daah Furey Duleedka Hargeysa Iyo Muuqaalka Hudheelka Oo...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — waxa Habeen hore duleedka magaalada Hargeysa laga daah furey hudheel casri ah oo noociisu ku cusub yahay Somaliland. https://youtu.be/09lv4pC0yXg  

Heshiiska Dekkada Berbera waa Billad aan boqor lahayn ! Qallinkii: Samia Muse

0
Helsinki —Heshiiska deggada Berbera oo wali aan dhuuxa loo dhaadhicin ayaa maalmahan dhan bulsha weynta Somaliland mashqool ku tahay !   Runtii heshiiska deggada Berbera waano wada...

Garashada Waxa Xun Iyo Oggaalka Waxa San By: Mohamed Hagi Mohamoud

0
HargeisaPress —Cilmiga Theology waa cilmi maaddi ah oo lagu barto diimaha iyo waxa ka dhexeeya aadamaha. Waa cilmi falsafad ahaan aad u weyn oo...

Wa Awr Dabarla’aan Dhacay !! Marwo Samia Muse

0
Dhulka Waad Ka Duusho ! Damac Baa Ku Qaado ! Dabaysha Ku Sidatee ! Xukuumad Kasta  Muraayadeedu Waa Shacabka , Shacabkuna Haddii Muraayadaas Ceeryaan Ka...

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Mudane: Sharmake Geelle, Shamac U Daaran ...

0
Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle waa  wiil  dhalinyaro  ah,  Oo  ku  sifoobey  dhiiranaan,  dhibirsanaan iyo  dheehasho  horumarineed  taasi ...

Xuquuqda Haweenka iyo xaquuqda Caruurtooda iyama gar leh ???

0
Sida la wada ogyahay  waxa khaatiyaan laga taagan yahay caruur yaryar da’doodu u dhexeyso 16 jir illaa 22 jir oo habeenkii dadka dhaca ama baadhanaya,...

Kulan Dhexmaray Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Telefishanadda Madaxa Banaan

0
Hargaysa (HP): Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyay kulan uu shalay xafiiskiisa kula yeeshay guddoomiyeyaasha qaar ka mida telefishanadda madaxa...

Cawayska Culimada Kulanka 3aad Sh. Maxamed Idiris Axmed

0
https://youtu.be/K0fShJHsY24

Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Xalay Wacdaro Ka Dhigay Magaalada Gabiley + Daawo

0
Gabiley, (HargeisaPress) —Kooxda fannaaniinta Xidigaha Geeska ayaa xalay Magaalada Gabiley ku qabtey bandhig qurux badan oo loogu tala galay furitaanka BOOKH HOTEL, Hoteel Casriya...