Raali Galin Ku Socota Akhristeyaasha HargeisaPress

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulka Shabakadda HargeisaPress.com, wuxuu si xushmad iyo qadarini ku dheehan tahay Akhristeyaashiisa uga raali galinayaa Muddo kooban oo Website-ka Cilad farsamo...

Waraysi Magaalada Hargeysa Lagula Yeeshay Siyaasi Ismaaciil Yare Oo Ka Mid Ah Xisbiga WADDANI...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Siyaasi Ismaaciil Yare oo kamid ah saraakiisha xisbiga WADDANI ayaa waraysi Hargeysa lagula yeeshay waxa uu kaga hadlay qodobo xasaasi ah. https://youtu.be/ArQZ5VGGScQ  

Maxaa Mudan In Wax Lagu Xusho?

0
Xulasho ama doorasho waa  erey micno ahaan sheegaya hal shay amase walax  la gala  soo dhex baxaayo waxyaabo kala duwan , taas oo aad...

ISBADALKA LA RABO,YAA KA HIRGALIN KARA SOMALILAND?

0
Sida aynu la wada socono dalkeena waxa ka jira xaaladu u baahan in la saxo,tusaale ahaan waxa manta dalkeena ka jira qanacsade aan waxba...

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadlay Khilaafkii Dugsiyadda iyo Baadhitaanka Hantidhawrka

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa kulan daba socday xalinta khilaafka u dhexeeya Wasaaradiisa iyo dugsiyada gaarka loo...

Hambalyo Abwaan Cabdiwaaxid oo Xorriyadiisa dib u Helay! Amb. Kaysar Cabdilaahi

0
Si Alliyo faduul baan ku imi sabadan xeebeede Weligayba saar iima qaban suudhan Doonyaha'e Senge dhabarki saymiyo colbaan saami ku lahaaye Sir iyo...

Madaxweyne Ma Waxa Lagu Modayay Mise Waxad Noqotay. Qallinkii: Mawliid Ahmed Jibriil

0
Waxa lagu modayay mujaahid waa,ayo araga laakiin waxad noqotay Waraabihii Aamin ee bixiya yidhi, waa,ayo waraabihii magaca laga bedelay ee hasha Iyo nirigta lagu...

Wasaaradda Shaqo gelinta oo soo qaban-qaabisay kulan Lagu Gorfaynnaayo Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan laba Cisho Socon doona oo ay Ka Soo Qayb galeen Wasaaradaha Shaqo gelinta,Gaashaandhiga iyo Hay'ada Shaqaalaha dawlada oo lagu gorfaynayo Dhamaystirka...

Boorama Go,doon Bay Ku Jirtay Xukuumada Siilaanyo Horteed

0
Boorama waxay ka mid tahay magaalooyinka waa weyn ee Somaliland waxaana  ku taalada jaamacada  Camuud  oo kamida jaamacaha waa weyn ee uu leeyahay dalkani...

Xafladii Arooska ee Madaxtooyada iyo Xabaal Dhigii Saraakiisha Oo Isku Xili Ahaa BY: CABDILAAHI...

0
Qalinyahaw midiyo iinoqo madare Kumariimo dhiig kudhig heesta milil Miilay qadhaadh dacar lagu margado( abwaan gaariye) Qalinka uma qaadan in aan hadlo door siyaasi ah...