Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Ka Hadlay Khilaafkii Dugsiyadda iyo Baadhitaanka Hantidhawrka

0
1018

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasiirka wasaarada Waxbarashada Somaliland Cismaan Jaamac Aadan ayaa kulan daba socday xalinta khilaafka u dhexeeya Wasaaradiisa iyo dugsiyada gaarka loo leeyahay la yeeshay gudi uu gudoomiyaha Guurtidu u saaray xalinta khilaafkaasi.

Sidoo kale, Wasiirka waxbarashada Somaliland oo ka hadley baadhitaan ay maalmihii u danbeeyay ay wasaaradiisa ka wadeen Hantidhawrka qaranku, ayaa xaqiijiyay in baadhitaankaasi uu jiro islamarkaana ka wadaan xafiiska Xisaabaadka ee wasaaradaasi.

Hargeisa Press Desk/Hargeisa Office.

LEAVE A REPLY