HAMBALYO MEHER: Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax + SAWIRRO

0
Yuusuf khadar cabdi Maxamed Siciid Cabdillaahi C/nuur Mohamed cali Axmed daahir abokor Isaxaq maxamud cakush Ahmed abdi ahmed Sidiiq Maxamuud Gahayr Ibraahin cabdule xirsi (suldaan xandule) Iyo xaasaskooda iyo caruurtoodj waxay...

Wasaaradda Shaqo gelinta oo soo qaban-qaabisay kulan Lagu Gorfaynnaayo Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan laba Cisho Socon doona oo ay Ka Soo Qayb galeen Wasaaradaha Shaqo gelinta,Gaashaandhiga iyo Hay'ada Shaqaalaha dawlada oo lagu gorfaynayo Dhamaystirka...

JOHN DRYSDALE: Askari Ku Muslimay Dalkii Loo Keenay Gumeysiga – W/Q: Maxamed Boosh

0
John Drysdale waxa uu ka mid ahaa ciidamadii Ingiriiska ee Somaliland  la  keenay sannadkii 1943-kii laba sano ka  hor  dhammaadkii dagaalkii labaad ee Adduunka,...

Saleebaanow Sadexda Xisbi Qaran Waxay Isla Qaateen Hadaad Kalidaa Hor istaagto Sidii Daadkii Dooxa...

0
Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Waxa Sharaf ugu Filan Taageerayaasha Xisbiga iyo Masuuliyiintaba in Maalintay Adkaadato Laysma Caasiyee Talada Xisbiga UCID. Ayaa Lagu kala...

“Maa Muuseba (Madaxwaynaha) Loo Sheego Maxaa Gaadhigaygan Ku Daba Dhigay” Qalinkii: Sacad Food-Cade.

0
Waxay ahayd abaaro 7pm sheekadani waxay dhaxmartay laba nin oo aan is Aqoon is garanayn waxay kala bacaysnaayeen mudo dhawr habeeno ah oo isku...

Somaliland Oo Sheegtay Inay Jawaab Aan La Mahadin Ka Bixin Doonto Jidgooyo Ay Puntland...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiirka biyaha Saleebaan Cali Koore oo ay waheliyaan xildhibaano golaha wakiilada ka tirsan oo ka soo jeeda gobalka Sool, ayaa ka...

Shirka WADDANI ee Nairobi & Shakiga Shacbiga Somaliland

0
Waxa soo xoogaystay shakiga iyo walaaca fallanqeeyeyaasha siyaasadda iyo shacbi-weynuhuba wax iskaga weydiinayaan dhaqdhaqaaqa olole ee xisbiga WADDANI ka bilaabay dalka dibadiisa, gaar ahaan...

Wax Marka Aad Maqasho Maskaxdaada La Kaasho Inta Anad Cid Maagin Qoraalkii: Abdi Abdilahi...

0
Tixraac maqaal lagu baahiyay Website lagu magacaabo Somaliland One kaasoo Ciwaan looga dhigay ama (Bud-dhig) SIR CULUS BEESHA CIISE MUUSE OO NOQOTAY BEESHA KELIYA...

“Jawaabta Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud Ka Bixiyay Tallaabada Xadhiga Xildhibaanada Gebilay Iyo Halka Uu Isku...

0
Ku-xigeenka Garyaqaanka Guud ee dalka oo laga sugayey inuu dabaqo sharciga dalka ayaa isku qaaday arrin aan looga fadhiyin ,xeer jajab iyo in uu...

Heshiiska Xukuumaddu La Gashay Shirkadda Dp World Dani uguma jirto Somaliland Qallinkii: Guled Iman...

0
Dhismaha wadanka iyo qadiyada Somaliland waa mid ay dhib badan ay usoo maren shacbiga Somaliland iyaga oo an wali dadku kasoo kaban burburkii dhaqale...