Real Madrid Oo Xayiraadii Suuqa Iibka Ka Saarnayd Laga Khafiifiyey

0
HargeisaPress —Kooxda Real Madrid oo xayiraadii iibsiga ciyaaryahanada ka saarnayd oo  lagu soo koobay hal sano suuqii, kadib markii ay ku guuleysteen racfaankii ay u...

5ta Ciyaaryahan ee Hogaaminaya Gool Dhalinta Premier League Xilli Ciyaareedkan

0
HargeisaPress —Ciyaaryahannada kooxaha Chelsea, Arsenal, Manchester United iyo Manchester City ee Diego Costa, Zlatan Ibrahimovic, Alexis Sanchez iyo Sergio Aguero ayaa kaalinta ugu sarraysa...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida laba Marxuum

0
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga...

Xus Iyo Maamuus Lagu Sagootiyey Suxufi Axmed-zaki Daahir Xasan Oo Dalka Dibediisa U Baxay

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xus iyo maamuus kubadeed oo lagu sagootiyey Weriyihii Gaarka ahaa ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka qabsoomay garoonka kubbadda Cagta ee Pepsi...

Xiisadda Diblumaasiyadeed Ee Sucuudiga Iyo Masar Oo U Soo Talowday Bariga Afrika Iyo Kala...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —La taliyaha gaarka ah ee boqorka dalka Sucuudiga Axmed Al-Khadiib ayaa mar uu toddobaadkan tegey dalka Itoobiya waxa uu booqday biyo xidheenka...

WEEL LA’AANTA XIBISGA WADDANI & WEECASHADA SIYAASADA Qalinkii Jamal A. Muse.

0
"Waddani Malaha Weel Qarannimo Oo Dhiteyn Kara, Waayo waa Nimanka Shacabka Muwaadiniinta Ah Ee Kulmiye Ku qulqulaya Ku Sifeyay Dad La Iibsaday Sida Tamaandhada". "Kalmada...

Macluumaad Muhiim ah oo ku Saabsan Dalka Turkiga (Xogta Dahsoon)

0
Mudooyinkii u dambeeyey wararka caalamka waxaa cinwaan u ahaa dalka turkiga oo ay indhaha dunidu ku soo jeesteen ka dib inqilaabkii fashilmay ee wadankaa...

XEER-JIR & XOOLO-JIR: Qaybtii 1aad Ninkaad Kabihii Tolayso Ayaa Kaffankaa Tolaaya. Qalinkii...

0
“Gorfeynta Xadka Gummeynta & Galalafka Xoolo-jirka & Ka Sayid Calaynta Xeer-jirkii Xilkasta ahaa" Sidda looga qaateenku soo wariyay, marka laga hadlaayo hanaankii xulasho hogaamineed...

Xogo La Yaab Leh oo ku Dahsoon Warqadda Doolarka (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku soo bandhigaynaa Lacagta warqadda ah ee doolarka maraykanku oo xambaarsan qisooyin iyo caddaymo qarsoodi ahaa. https://youtu.be/gPESHpL7a7o  

Habka aad Iskaga Shaandhayn Karto Hadalka Laguu Sheego Qallinkii: Maxamed Cirro

0
Hadalka sida nacasnimada ah loo yidhaa amma uga soo baxa afkaaga waxa uu tilmaan u yahay heerka doqoniimadaadu gaadhsiisan tahay, weliba marka hadalku yahay...